me Posted April 5, 2007 Dadka ayaa la kala dilayaa, wax kale maaha. Sheekadu waa tii hore un, reer hebel baa sidan sameeyay, aan ka aarsano un ayaa lala wadaa, xabashina la rabtaa. Cade Muuse 'lataliyayaashiisha xabashiyeed un waxay u soo sheegaan ayuu sameeyaa'. Cade Muuse iyo tuugadiisu waxay sameenayaan in loo qaato in ay sameeyeen dadka ku nool dhulka Soomaaliyeed ee baryahan lagu tilmaamo Puntland maaha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xargaga Posted April 5, 2007 As i would like to believe, that MR. superflous but dadku ma xoolaa? dont they have waxgarad who can come out and blame this act?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
me Posted April 5, 2007 Haa daku waa xoolo. Run ahaantii anigu waxaan aaminsanahay in dadku ay xoolaha waxba dhaamin, in yar un ayaa umad walba damiir leh. Dadku waxay ka fakarayaan nabadoona, ta reerkooda iyo waxay cuni lahaayeen. Puntland iyo Somaliland waa police states, dadka guryahooda ayaa lagala baxaa, imisa jeer ayaad aragtay rag ka shaqeenayay walaaltinimada soomaaliyeed oo jeel la dhigay, xabashi gacmaha loo galiyay ama la dilayba. Dadku dhinac walba ha ahaadeene waa in ay isu soo baxaan, eena is cafiyaan, wixi dhacay wey dhaceen, waa in laga tashado ta aan maanta ku jirno. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted April 6, 2007 Xoolow xaal qaata. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xoogsade Posted April 6, 2007 Originally posted by nabadshe: As i would like to believe, that MR. superflous but dadku ma xoolaa? dont they have waxgarad who can come out and blame this act?. Some business people visited the jails as I heard along with few elders who expressed their sympathy. Puntlanders are of two groups saxib, Kuwana waa kuwa halkaan munaafaqnimada la taagan oo kale, oo Cade Muse iyo C/Y wax walba ku raacsan, kuwana waa kuwo la heystayaal ah oo naftooda u cabsado. All Cade muse will do is deliver them to the Xabashi dogs encamped in town if they make a noise. Inshallah Muqdisho will be free again so Puntlanders who can't put up with the slavish Cade Muse' abhorrence can come and live with free conscience. Quote Share this post Link to post Share on other sites