Sign in to follow this  
NASSIR

W, BARI: The Sanaag Elders' Press Statement on the issues of Galgala (listen via MP3)

Recommended Posts

NASSIR   

Waxa dhawaan Kulan Balaadhan isugu Yimi Odayaasha iyo Aqoonyahanka Beesha **** ee ku dhaqan dalka Kenya Kuwaasi oo Kulan Balaadhan oo Warbaahinta qayba Heeda kala Gadisa Lagu casumay ku qabtay Hotelka Nomad Palaza ee Nairobi, iyaga oo Muujiyay sida ay Uga xun Yihiin Colaada GalGala iyo Go’doominta Lagu Sameeyay Bulshadii ku dhaqnayd Deegaanka Galbeedka Bari.

 

Baaqan ayaa sidoo kale lagu xusay in Odayaasha Beesha ********** loo diray Fariin ah inay wax ka qabtaan Arinta GalGala hadii aanay Arinkaasi u Tafa Xaydan ay Beesha Maxamuud ***** u Arkayso inay Raali ka Yihiin weerar GalGala ku qaaday Puntland iyo kuwa Hor Boodaya.

 

Shirkaasi oo Nuquladii laga soo saaray Loo qaybiyay Hay’addaha Nadeeya Arimaha Somaliya iyo Safaaradaha degan Nairobi ee Beesha Caalamka.

 

 

LISTEN

 

[ October 16, 2010, 02:46 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by Libaahe*:

Sheekadii Galgala wali wii socota miyaa. Interesting.

Not back home it isn't, there are some who are no where near the issue's so they don't mind trying to keep it going!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Originally posted by NASSIR:

^Please don't Disrespect the elders and their concern for the peace and security of their regions.

9877.jpg

It's sad Nassir that you and a few Diaspora are still trying to keep this issue alive. The people in these area's are fully capable of defending themselves if they were being subjected to any of the outrageous claims you say are occurring, but they are not!

 

Give it a rest, It has long been over!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this