Sign in to follow this  
General Duke

Gen Morgan, we will clear the JVA out of Juba in the coming weeks

Recommended Posts

Gen Moorgan oo sheegay inuu Toddobaadyadda soo socda ka sifayn Doono Maleeshiyooyinka Isbahaysiga Dooxadda Jubba Gobaladda Jubbo

 

Posted to the web 23-09-2004

 

Gen Maxamed Siciid Moorgan ayaa sheegay inuu haatan qarka u saaran yahay inuu Isbahaysiga Dooxadda Jubba ka sifeeyo Dhamaan deegaanadda Gobaladda Jubboyinka ee ay xooga ku haysteen.

 

Moorgan oo Qadka Isgaarsiinta Sattelite-ka ah kula hadlay Warbaahinta Gudaha

Somalia ayaa sheegay inuu Guulo waawayn ka gaaray Dagaalkii uu kula jiray Isba

haysiga Dooxadda Jubba oo iyaga weerar ahaa. Wuxuuna sheegay inuu ka qabsaday Tikniko Dagaal iyo Saraakiil Sar Sare oo uu ka gaabsaday inuu Magacyadooda

shaaciyo.

 

Mar la waydiiyay Moorgan halka uu haatan joogo waxa uu sheegay inuu joogo meel Kismaayo u jirta 60 Kiiloo Mitir. Laakiin waxa uu diiday inuu sheego Goobta uu jooga Magaceeda iyo Jihadda ay Kismaayo ka jirto intaba. Wuxuuna ku gaabsaday Waa Sir Ciidan mana ahan inaan idiin sheego halka aan joogo.

 

Moorgan waxa uu ballan qaaday in Toddobaadyadda soo socda uu la wareegi doono gabi ahaanba gacan ku haynta Gobaladda Jubbooyinka. Wuxuuna sheegay inuu haata

nba isagu Maamulo inta badan Gobaladda Jubbooyinka.

 

Moorgan waxa uu ku celiyay Eedayntiisii ahayd inay Isbahaysiga Dooxadda Jubba ay ka garab dagaalamayaan Maleeshiyooyin Al-Itixaad ah oo sida uu sheegay ay kala hogaaminayaan Xasan Daahir Aways iyo Yuusuf Indhacade. Wuxuuna Sheegay in Labadaasi Nin ay Xubno ka yihiin Al-Qaacidda.

 

Cabdi Casiis M. Guuleed “Afrikaâ€

Somaali.com - Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Smith posted:

Wuxuuna Sheegay in Labadaasi Nin ay Xubno ka yihiin Al-Qaacidda.

Smith said:

Amin..

Smith posted:

Wuxuuna Sheegay in Labadaasi Nin ay Xubno ka yihiin Al-Qaacidda.

Smith's signature:

MAY ALLAH BRING PEACE TO SOMALIA AND UNITE THE MUSLIMS

Very contradictory. Ismalahan. redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn, the article is not what Smith said, its what Morgan said. You know I am not Morgan and I did not writte the article.

 

You also know I want peace in Gedo, Puntland and every Somali inhabited land, and the world.

You also might have understood by now that I cant stand for oppresion, if Puntland attacked Baraxley then I am no longer a supporter.

 

For me the Morgan Kimsayu issue is one of people reclaiming the right to love in their twon with dignity, if Morgans troops call for the killing or for dehumanising members of any clan in Kismayu, then I will not support Morgan.

 

Horn, you know I dont hate your sub-clan as I know you dont hate my sub-clan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

who sat
emptyhanded
in the Nairobi conference, but was ignored b/c he didn't control a fiefdom like he used to. Well, thos kenyans must be thinking: "me and my big mouth, damn!"

Uhm Hello :eek: Kenya wasn't choosing the rer "Puntland" parliamentarians. It was Abdulahi Yusuf, your hero, who decided not to give Morgan a seat. :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this