Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Al Shabaab captures strategic city of dhuusamareeb

Recommended Posts

Shabaab oo sheegtay in uu la wareegay degmada Dhuusamareeb.

 

Dhuusamareeb: (Sh. M. Network) saraakiil ka tirsan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta ayaa waxaa la sheegay in caawa fiidkii ay la waregeen degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamada Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca.

 

Saraakiil ka tirsan Xarakada Mujaahdiinta Al Shabaab ayaa sheegay in caawo fiidkii mudo kooban ay la wareegeen gacan ku haynta degmada Dhuusammareeb ee gobolka Galgaduud iyadoo aan dhicin wax dagal ah.

 

Saraakiisha Al Shabaab ayaa waxaa ay inataasi ku dareen in ay gudah u galeen degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud iyagoo sheegay in halkaasi kula hadlay mido saacado dadka ku dhaqan degmadaasi.

 

C/wali Xaaji Diiriye oo ka mid ah ah Mas’uuliyiinta Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ee gobolka Galgaduud oo la hadlayay Idaacadd Shabelle ayaa waxaa uu uu beeniyay in Al Shabaab ay lawareegeen degmada Dhuusamareeb, waxaana uu carabka ku dhiftay in ciidamada Ahlu Sunna ay ku sugan yihiin degmada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud.

 

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta gobolka Galgaduud ayaa iminka waxaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay samaynayaan dhinacyadasi, iyadoo dadka ku dhaqan degmadaasi ay ka cabsi qabaan in halkaasi uu dagaal ka dhaco.

 

 

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

AS didn't capture anything they lost their steam long ago when they decided to behave like the devils they are trying to replace. Poor somalis, as many as they are, they are the only sociaty that I have seen on this planet that couldn't produce a single far sighted human being for the last four decates. they all relay on others to to tell them how to live, govern, inter act amongs them self and they expect other to see them as human LOL LOL LOL what a punch of loosers...

Share this post


Link to post
Share on other sites

War beenta dhaafa propogandada Cadowga naga dhaafa ee war xaqiiqa keena next time, as ma qabsan karaan mana uu dhawaan karaan..

 

Viva Ahlu sunna wal jameeca Culimadda Dhabta ah!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

ASWJ as culumo LOL LOL LOL LOL LOL LOL LOL I'm not even so sure how many of the men claiming to be religious of that sect are in fact religious. They are simply the same ******** that were butchering ppl through out he south with the help of Abyssinian a few years ago and now they just changed the name and defiled what ASWJ really stands for, and for U to fall for that says a lot about you understanding of Islam in general and somali sad history in particular. BTW I have no love for AS at all, but to be honest AS at least have scrupulous not these traitor hooligans..and Dhuusamareeb is better off under AS than these ********.

Share this post


Link to post
Share on other sites

@reerbanaadjr,Ahlu sunnah wal jameeca aan kaga waramo:

 

1: Culimadda ahlu sunna waa kuwii diinta ku fidiyay dalkeena oo idil..

 

2: ASWJ kaliya Mahan reer dhuusamareb & guriceel ee dhowr fractions ba jiro Sida, ASWJ Banaadir waxaa horkacaayo Macalin abdulqadir Macalin nuur Maxamed Siyaad( Xaafidullahi), ASWJ shabellada hoose/dhexe iyo gedo.

 

 

ASWJ waligood lama safan Ciidamada ethiopianka ee propogandada ay fidinayan Khawarijta iska daa.

 

ASWJ is love, dhiiga islaamka ma iska daadino.. Intaas la soco reer banaadirow..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this