Sign in to follow this  
NASSIR

BARI, Puntland: Pseudo Terrorism charges, torture arrest

Recommended Posts

NASSIR   

It appears things are getting out of hand. The PIS's underhanded tactics is now being employed to advance a narrow agenda that is of the destabalization of Puntland, as regional experts from the region claim.

Beelaha Sanaag/Haylaan iyo Galbeedka Bari oo ka hadashay falkii CeelDaahir

 

Bari oo ka hadashay falkii CeelDaahir DHAHAR. Beesha degta SHB ayaa waxa ay ka jawaabtay falkii carada lahaa ee ka dhacay magaalada Ceel daahir, kadib markii ay ciidamada booliska maamulka Puntland ay baaritaano fool xun kagaysteen maalinimadii isniinta ee 22ka Diisember.

 

Askarta ayaa waxa ay baaritaano guud ahaaneed ku sameyeen guud ahaan guryaha magaalada Ceeldoofaar iyaga oo sheegay in ay ka barayaan waxa ay ugu yeereen argagaxiso amni daro kawada Puntland iyaga oo kusoo gabagabeeyey falkooda in waxyeelo u geystaan qaar kamid ah dhismayaasha iyaga oo sidoo kalena soo aruursday hubka shakhsiyadeed ee ay dadka reer Ceel daahir hantidooda ku ilashadaan iyo waliba ilaa iyo 8 nin oo rayid ah oo aan wax lug ah ku lahayn arimaha argagaxiso.

 

Hase ahaatee Odey dhaqameedyada Beesha degta Galbeedka Bari ayaa ka jawaacelin ka bixiyey arintaasi iyaga oo sheegay  in wax laga xumaado tahay in beel dhan oo kamid ah beelaha ugu waaweyn Puntland lagu tilmaamo in ay kadanbeeyaan amni darada Puntland, iyaga oo sheegay in amnigu la wada leeyahay uuna ahayn mid qaybsama amni daradu meel aysan ku koobnay

 

Waxayna ayaan darro ku tilmameen in xubnaha Xukuumada iyo Barlamaanka ugu jeera beesha maamulka in ay tahay waajib koodu in ay wax u qabtaan deegaanka balse aysan ahayn in deeganka sumcad xumo loosoo jiido.

 

Dhanka kale waxa bilaabmay falal lagu xidhxidhayo shakhsiyaad ka soo jeeda deeganka Galbeedka Bari kuwaasi  lagusoo ogaayo falal aan sal iyo raad toona lahayn oo ah in ay ka tirsanyahiin xoogaga alshabaab ee falalka amni darro kawada deeganka.

 

Hadaba arinkan maxaa uu dhalin karaa?

 

Su’aashan oo aan hordhigay mid kamid ah siyaasiinta Puntland ayaa tibaaxay in maamulka puntland uu qarka usaaran yahay wadada burburka waa hadii uu u waajaho falalka amni daro in la edeeyo cid aan arimhan aan shaqo kulahayn iyo in la edeeyo qabaail ama beelo dhan oo kamid maamulka tasi oo horseedi karta dagaalo ahli ah oo ka bilaabma Puntland

 

Laakin siyaaasiyiinta qaar ka mid ah ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay in beelaha Galbeedka Bari oo ah beelaha kaalinta koowaad ka qaata xalinta amaanka lagu tilmaamo qas wadayaal isaga oo tusaale u qaatay in ay ka qaybqateen dhexdhexdintii madaxwaynayaashii hore ee Puntland waa Gen. Cadde Muuse iyo Col. Cabdulaahi Yuusuf iyo waliba Xalinta KHilaafadkii beelaha ku dagaalamay deganka Igdhays, iyaga oo ka codsaday dawlada in ay raali galin kabixiso falkii ka dhacay Ceel Daahir.

 

Arrintan oo ah arin ku cusub maamulka ayaa waxa ay ku danbeyn doonto la ogayn inkasta oo aan ka dhursugayno halka ay sal dhigato iyo waliba waxa ay kusoo afjaranto

 

Abdi-Aziz Ahmed

Dhahar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Faallo: Fidna abuurka xukuumadda Faroole iyo cawaaqib xumada ka iman karta

December 22, 2009 -Tan iyo intii uu xukunka Puntland uu la wareegay Madaxweyne C/raxmaan Maxamed Faroole, waxa meelo badan oo Puntland ka mid ah ka dhacayey dembiyo iyo dilal tira dhaafay kuwaasoo aan xukuumaddu ciddii ka dambaysay meel ku hubsan.

 

 

Read more--Commentary

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

DHAGAYSO---Shir jaraa’id oo ka dhacay magaalada Dhahar

 

Dhahar: Maalinimadii shalay ayaa waxaa deegaanka Ceel Daahir, X Ceel Doofaar galay ciidamada PIS oo kaa shanaya ciidanka Darwiishta Puntland iyagoo goobtaasi ka gaystey burbur iyo dhaawac. Isla goobtaasina ka kaxaystey dhalinyaro u dhalatey isla deegaankaasi.

 

Listen

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Oodwayne

Things will be very clear the next couple of days.

 

Faroole shall overcome this internal challenge that is put on the forward roadmap of his admin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NaSSir,

don't you think if those arrest are behind what is happening in Bosaso they should Jailed for the rest of thier lifes , let us be honest bro , why do we cry when one of our reer ,,,is arrested or jailed for whatever reason we all reer reer but we have to live together in peace and harmony , that is what puntland stands for ! we have see the biger picture here bro ,,,i hope i didn't offended you ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

^Beer Gaal, it's a complicated issue as there has always been unresolved issues between these two sub-clans of Qardho and Dhahar. A mother was seriously injured when these PIS group stormed the houses in that El-Dahir village for the arbitrary arrest and torture of 20 young men following pseudo-terrorism charges.

 

And now it appears an innocent man from Laag has been killed in Boosaaso.

It's amazing that all of this is happening when the Galka'yo dispute has turned into a deadly, clan warfare.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Originally posted by NASSIR:

It's amazing that all of this is happening when the Galka'yo dispute has turned into a deadly, clan warfare.

Meaning?

 

No internal disputes while the enemy is fighting us in Galka'yo?

 

I hate to break i down for you, but the animosity between the folks in Galka'yo wont solve the internal disputes in Sanaag/Bari nor unify your people. Those tribal skirmishes between the communities of Sanaag and Bari were there centuries ago, and will be there for the foreseeable future.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this