Sign in to follow this  
General Duke

Libya support for the Somali government both financial and material

Recommended Posts

Dowlada Somaliya oo heshay balan qaad liibiya ay ugu balan qaaday Ciidan balaaran oo ka yimaada Africa oo Liibiyana ay hormuud u tahay.

Posted to the Web Mar 28, 04:58

 

 

Tripoli:-Kadib markii ay dhamaatay shirkii Dowladaha Carabta uga socday Magaalada Aljeeriya ,ayaa kulankii ay yeesheen hogaamiyaha Wadanka Liibiya Mucamar Al-qathaafi iyo Madaxwaynaha dawlada Somalia Cabdulahi Yusuf Axmad waxaa ay isku af garteen in uu booqasha ku tago Madaxwaynaha Soomaaliya wadanka Liibiya.

 

Qadafi ayaa ka codsaday Mudane,Cabdillaahi Yuusuf Ahmed in uu ku soo biiro wada hadalka Ra'isul wasaraha Soomaaliya Prof: Cali Maxamed Geedi , kasoo ka mid ahaa markii hore wafdigii Madaxwaynaha Soomaaliya uu hogaaminayay oo ku tagay booqashada wadanka Masar .

 

Hadaba markii uu dhamays tirmay wafdigii soomaaliyeed isla markaana uuba ku bilaamay kulan dhaxmaray labada Raysal-wasare , oo kulan dhreeri ku dhexmaray Maanta xafiiska Raysal wasaraha dalka Liibiya , hadaba sida ay maanta kaga warbixisay faala dheer joornaalka dowlada Liibiya ee ,Al-jamahiriya, kaasoo ku sheegay kulankaas dheer inuu ahaa mid lagu falan qeeyay baahida wayn oo maanta soomaaliya ay u qabto in lagu soo cesho xasilooni iyo kaladamayn, isagoo markaa tilmaamay in Cali Maxamed Geedi waa Raysal wasaraha dalka somaliye ,in uu si rasmi ah uga dalbay Liibiya in ay ka qayb qaadato Ciidanka Soomaaliya tagaya, isla markaana ay awood wayn ay ku leedahay ururka midowga Afrika , oo uu fikrada asaaskeeda uu lahaa Hogaamiyaha Liibiya kornayl Mucamar Qadaafi , isla markaas ayaa uu tilmaamay Joornalkaasi in uu ka helay ila muhima oo ka tirsan maamulka wadanka Liibiya markaana ka agdhawaa kulankaas inay liibiya ay ubalan qaaday dowlada Soomaaliya

in ay cadaadis wayn saari doonta dowladaha Afrika in ay u diraan Ciidan baaxad wayn Soomaaliya , waxaana markaa haboon in la tilmaamo in muda dhow uu ka dhici doono Magaalada sirti ee dalka Liibiya shirka madaxda Afrika.

 

isla joornalka ,Al-jamahirya. ayaa ku sheegay qormadiisaas in maalinka birito ah uu dhici doona wada hadal balaaran oo dhax mari doona laba hogaamiye C/llaahi Yuusuf Ahmed iyo Mucamar Al- qathaafi , kasoo la filayo in ay kasoo baxdo natiijooyin meel ku ool ah iyada oo uu jornalku tilmaamay in awood balaaran ee uu ku leeyahay Qadafi dowladaha Afrika iyo kuwa Carabta ay ka saacidi doonto dowlada somaliyeed in ay hesho dhaqaale iyo ciidanka ay haatan u qabto baahida wayn.

 

Ciidankaas dowladu ay haatan baahida u qabto ayaa waxaad moodaa in dowladihii Carabtu ay usoo jeesteen haatan kadib markii ay shaaca ka qadeen Sucuudiga iyo Wadanka Yaman in ay haatan diyaar u yihiin in ay Ciiidan u diraan dalka soomaaliya , tasoo soo shaac baxday kadib shirkii dowladaha Carabta ugu dhamaaday oo lagu go aamiyay in dowlad walba oo Caraba ay xil iska saarto Soomaaliya ayna wax kala qabato Ciidanka ay Soomaaliya u baahan tahay iyo in loo furo

ciidanka somalia taba bar iyo qalabaysi.

 

[Puntlandpost.com ]

Xigasho:Joornaalada Libiya iyo waxay ka qoreen Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Sudanese MPs opposed to deployment of their troops in Somalia

 

Monday March 28th, 2005 00:16.

 

 

KHARTOUM,(Sudan Tribune) -- Some Sudanese MPs have described as absurd the plan to send Sudanese peacekeepers to Somalia, the Mogadishu based Shabelle reported.

 

They said it was imprudent for the government to do so in the wake of the crisis in Darfur Region where peace keeping is necessary.

 

However, the MPs are not unanimous on the matter as most MPs support the deployment.

 

Abdallah Mohammed Ahmad, a member of the Sudanese National Assembly and Sadiq al-Mahdi, leader of opposition Umma Party, whom we interviewed on the matter said it was not the appropriate time to do so because of the prevailing insecurity in some regions in Sudan.

 

We also interviewed MP Isameldin Mohamed Yusuf on the matter and he said the government ought to consider the matter seriously considering that the African Union is currently sending its troops to maintain peace in Darfur Region.

 

MP Mohamed Safa'anle Hassan, a senior member of the ruling National Congress party declined to give his views on the matter but said the government will reach a decision on the matter.

 

Senior Sudanese military officers have been holding closed-door meetings on the deployment of Sudanese troops in Somalia.

 

Meanwhile, the Somali students union in Sudan said it is opposed to the deployment of Sudanese troops in Somalia. It warned if Sudanese troops are harmed in Somalia, the good relations between the people of Sudan and Somalia could be affected. The students' union has submitted a letter to the Sudanese government asking it to reconsider the matter.

 

 

Yaa soo harey marka, only Uganda, and they will consider Brundi instead of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

LoooooooL. I don't know from the Somali artical but my comments from the title of this thread!

 

Duke huuno, did you born yesterday or you never been in school? Or your parents did not tell you that The O G A D E N War, Libya sided with filthy Ethiopian Colonizers!!!! I just don't know why people don't learn from the history! four of my first cousins and 2 of my dad's half brothers dead in that war, never mention other very close relatives and family friends that we know their families and have that sad memory about that war, and you come to me and telling me that very Ghadafi who sided with our enemy and we still carry on that grave in our memory will help Somalis now!! WaaW!

 

This is what makes me feel like I want to give up my half or even quarter Somali blood I carry redface.gifredface.gif

 

Now you want and happy for Majnoon Libiya's help :mad:

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

looool@oggie girl, good come back, but whatever happenes, dont give up ur half or quarter somali blood smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

Thanks nuune smile.gif . But my cousin Duke needs my granpa to teach him the history of Somalia...lol right Duke icon_razz.gif I know you would like him, He is a grand son of your hero ;) .

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Yeah true. However my sister politics is a dirty game and the government needs all the help they can get right now.

 

Dowlada Liibiya oo balan qaaday ka qeyb galka xalinta Soomaaliya iyo ciidamada loo dirayo dalka

 

Cairo :- Kadib markii ay dhamaatay shirkii dowladaha Carabta uga socday Magaalada Aljeeris ee dalka Aljeeriya, ayaa kulankii ay yeesheen hogaamiyaha wadanka Liiya Col.Mucamar Al Qadaafi iyo Madaxwaynaha dawlada Soomalia Cabdulahi Yusuf Axmad waxaa ay isku af garteen in ay labada dhinac dalka Liibiya shirku wada yeeshaan.

 

Codsigan oo ay xukuumada aqbashay ayaa kulamada labada dhinac ku dhexmaray dalka Liibiya oo ay hada kusugan yihiin Madaxweyna iyo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ayey si gaar gaar ah wafdigan ulla kulmeen xukuumada Liibiya.

 

Dowlada Liibiya ayaa ayadu codsatay in Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya uu kusoo biiro shirarka ay labada dhinac ku yeelanayaan magaalada Tiriboli ee dalka Liibiya.

 

Ra'iisul Wasaaraha iyo wafdigiida oo shalay ka ambobaxay magaalada Nairobi ayaa hada kulamo kula yeeshay magaalada Nairobi wafdigii horey halkaa ugu sugnaa oo uu hogaaminayey Madaxweynaha C/laahi Yusuf Ahmed.

 

Sida ay sheegayaan wararka aanu ka helayno magaalada Tiriboli ee dalka Liibiya ayaa sheegaya in ay bilaabmeen kulamada dhaxmaraya labada Ra'iisul Wasaare , oo kulan dhaari ku dhexmaray maanta xafiiska Ra'iisul Waasaraha dalka Liibiya.

 

Hadaba sida ay maanta kaga warbixisay faala dheer joornaalka dowlada Liibiya ee Aljamahiriya, kaasoo ku sheegay kulankaas dheer inuu ahaa mid lagu falan qeeyay baahida wayn oo maanta Soomaliya ay u qabto in lagu soo cesho xasilooni iyo kala damayn isagoo markaa tilmaamay in Prof. Cali Geedi Ra'iisul Wasaaraha Soomaliya, in uu si rasmi ah uga dalbaday dalka Liibiya in ay ka qayb qaadato ciidanka Soomaliya tagaya

 

Isla markaana dowlada Liibiya oo awood wayn ku leh ururka Midowga Africa in ay cadaadis ku saarto dalalka kale ee Midowga Afrika in ay sidoo kale ka qeyb qaataan nabadeynta dalka Soomaaliya. Waxaana ayaduna xusid muddan in la wakhti dhow uu ka dhici doono magaalada Sirti ee dalka Liibiya shirka madaxda Africa.

 

Isla joornaalka ,ALJAMAHIRIYA ayaa ku sheegay qormadiisaas in maanta uu dhici doono wada hadal balaaran oo dhex mari doona labada hogaamiye C/laahi Yuusuf iyo Col. Mucamar Al Qadaafi, kasoo la filayo in ay kasoo baxdo natiijooyin meel ku ool ah iyada oo uu joornaalku tilmaamay in awood balaaran ee uu ku leeyahay Col.Qadaafi dowladaha Africa iyo kuwa Carabta ay ka saacidi doonto dowlada Somaliyeed in ay hesho dhaqaale iyo ciidanka ay haatan u qabaan baahida wayn.

 

Ciidankaas dowladu ay haatan baahida u qabto ayaa waxaad moodaa in dowladihii Carabtu ay qaarkood daneenayaan in ay ka qeyb qaataan, kadib markii ay shaaca ka qadeen dowladaha Sucuudiga iyo Yeman in ay haatan diyaar u yihiin in ay ciiidan u diraan dalka Soomaliya.

 

Cabdullahi Haji

HorseedNet.com

Cairo, Egypt

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

True but you gotta to admit that some politician are dirtier than others icon_razz.gif

 

And our uncle is not politician any ways , he is a tribal leader, like any somali these days! icon_razz.gif

 

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this