Sign in to follow this  
AYOUB

Ma Maqashay Roob baa Ka Da'ay magaalo madaxdii Togdheer?

Recommended Posts

AYOUB   

by Ducaysane on Wednesday, 11 August 2004, 00:35:47 GMT]

 

Roob aad u weyn ayaa magaaladii Burco ka da'ay

 

 

Xalay maqribkii saacadu markay ahayd 5:50pm ayaa roob aad u weyn ayaa magaaladii Burco ka da'ay oo dunidii qaboojiyey. Roobkaas oo socday mudo 30 daqiiqo ah oo watay onkod iyo hilaacba aad iyo aad ayaa loogu farxay. Markii danbena wuxuu kasii hilaacayey Galbeedka iyo Koonfur-Bari ee Burco.

ma jiraan wax wara oo weli laga hayo meelihii uu helay iyo meelihii aanu helin. Ilaa hadda maan maqal wax qasaare weyn ah oo roobkaasi geystey laakiin waxaa si xad dhaaf ah u soconaysey toggii halkaas oo baabuur (cars) badani ka bixi kari waayeen oo dhex fadhiisteen. Anigu waxaan arkay ilaa laba baabuur oo dhex yaalay toggaas.

 

 

Source: Somalilandfuture.

 

................

 

Had to share the big news and great journalism :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this