Sign in to follow this  
General Duke

Laascanood update: Riyaale militia suffer major defeat at hands of PUNTLAND

Recommended Posts

War niman yahoow mawaxaa la'idunku waaninayaa Ramadankiina ilaashada oo danbiga iska dhaafa? Amazing! No one will benefit from this none sense and it really doesn't matter who wins these skirmishes. All if not most of the sites are listed as source are full of propaganda so don't waste your time.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Emperor is right, lets give the news a break and peace a chance.

 

MG.Puntland oo sheegtay in Lascano gacanta ku hayaan

2 Oct 2, 2007 - 12:43:38 PM

 

MGPL ayaa markii ugu horeysay ka hadley dagaalkii shaley [1Oct,2007]ka dhacey duleedka magaalada Laascaano kaas oo ay isaga horyimaadeen ciidamada Puntland iyo Somaliland .

 

Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland Cabdi casiis Siciid Maxamud oo wareysi siiyay Idaacada BBC-da ayaa sheegey in magaalada Laascaano gacanta ku hayaan ciidanka PL isla markaana uu iminka ku sugan yahay saldhiga galbed ee magalada.

 

Cabdicasiis ayaa sheegey in meelkasta oo Lascaano ka mid ah jogaan ciidamada Puntland isaga oo sheegey in dagaalkii shaley ay soo qaadeen ciidamada Somaliland ayna kaga adkaadeen.

 

Taliyaha ayaa tibaaxey in Somaliland ka dileen 15 askari halka Puntland ka dhinteen 6 askari isla markaana dhinaca kale ka gubeen 3 gaari oo kuwa dagaalka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this