Sign in to follow this  
General Duke

RRA supports the new government

Recommended Posts

MALEESHIYOOYINKA SHAATIGADUUDOO SHAACA KA QAADAY INAY DIYAAR U YIHIIN LA SHAQEYNTA DOWLADDA CUSUB

 

Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud) ee ku sugan gobolka Bay ayaa shalay shaaca ka qaaday inay la shaqeyn doonaan Dowladda cusub ee Federaalka Soomaaliya.

 

Maleeshiyooyinkan ayaa tiradooda lagu sheegay in ka badan 400-maleeshiyo, waxayna ballanqaadeen inay soo dhoweynayaan Dowladda uu Madaxweynaha ka yahay C/llaahi Yuusuf Axmed.

 

Ballanqaadka maleeshiyada Shaatigaduud ayaa ah kuwii ugu horeeyay ee shaaciya inay la shaqeynayaan Dowladda cusub, iyadoo ay jiraan maleeshiyooyin beeleedyo kale oo iyana ballanqaaday inay la shaqeynayaan, waxaa soo badanaya taageerada ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan Dowladda cusub.

 

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho

Xiddigta Panorama

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this