Sign in to follow this  
Abwaan

Xuseen Ceelaabe goormuu da' yaraaday? Website-yadaanaa!

Recommended Posts

Abwaan   

Wasiirka arimaha dibadda oo baaq u diray beesha caalamka

 

Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 03-Oktober-2007

 

celabe1.jpg

--------------------------------------------------------------------------------

Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa daboolka ka qaaday in ay jiraan dhibaatooyin badan oo iminka haysta shacabka Soomaaliya ,iyadoo lagu booriyay beesha calaamka in ay gacan qabtaan shacabka .

 

Wasiirka arimaha dibada dowlada KMG ah Xuseen Ceelaabe faahiye oo hadal ka jeediyay kulanka Jimciyada Qarumaha ka dhaxeeysa ayaa carabka ku adkeeyay in haddii beesha caalamka ka sii aamusnaadaan dhibaatooyinka haysta shacabka Soomaaliya ay dhaceyso xaalada bani`aadanimo.

 

Mr.Ceelaabe ayaa mar uu ka hadlayay arinta dib u heshiisiinta ayaa carabka ku adkeeyay in shirkii dhawaan lagu qabtay Muqdisho uu ku dhamaaday guul isla markaana natiijooyin ay ka soo baxeen .

 

"Dadaalada xukuumada Soomaaliya ma mira dhalayaan hadaan la helin taageerida beesha caalamka", sidaa waxa yiri wasiirka arimaha dinada Soomaliya .

 

Xuseen Ceelaabe waxa uu ku booriyay Qaramada Midoobay in ay taageeraan ciidamo kala duwan ooo loo diro dalka Soomaaliya .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this