Sign in to follow this  
dhulQarnayn

Waagii bariyo oo bilicsan; Orooryo baxsan maalin boqoran

Recommended Posts

:Dflag063_somalia_small.jpg:D

 

Alxamdulilaahi, Ilaahii na abuurtay ayee mahadi u sugnaatay, hadii maanta Soomaalida inteedi badneed ee fahmeen soomaalinimada iyo qaran nimada waxay tahay.

 

Baryahaan waxaa aad loo hadal hayaa heshiiska dhexmaray dawlada federaalka iyo dhinaca mucaaradka uu hogaaminiyo Sheikh Shariif. Taasi waxay dhalisay in isla markiiba gobolada qaarkood ee nabadii saldhigatay. Tuusaala ahaan waxaan usoo qaadan karnaa gobolada shabeelada dhexe iyo Hiiraan iyo qaar farabadan oo markii horeba nabadi kajirtay, hase ahaatee moor'yaan garleyda fowdo ey ka wadeen, laakiin ciidamada qaranku ey kasoo sifeeyeen goboladaasi-- walina ciidamada qaranku ey wadaan qorsha ah iney kasifeeyaan moor'yaan garleydu gobalada ey ku harsanyahiin sida jubooyinka oo kale.

 

Masha Allah, TFG-da howshii loo abuuray iney fuliyaan ifafaalaheedi ayaa soo if-baxay. Marka waxaan leeyahay kuwii moor'yaan garleyda taageerayaasha u ahaayow... "ishii buktooy ku bikaacso!".

 

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this