Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Boqor Buurmadoow Vs.Suldaan Garaase

Recommended Posts

ahahah aniga waxba oranmaayo Boqor Buurmadoow, sabobtoo ah waxaan ahay isin waxaana u hadlayaa sida isin lagu yaqiin" {hadalkaasi waxaa yiri Suldanka Garaase}

 

Soomaalidu waa Dad wallaalo ah, oo Diin,Af, Dhaqan iyo Dhiigba wadaaga, waa Dad isjecel oo wax isasiiya haday isu yimaadaan ama is mutaan, Siyaasad ayaa dhexgashay gacmo Shesheeye iyo kuwo sukeeyaba leh

 

hadaanu nahay isimada DGPL geeskasta wixii ku dhintaa waa wiillashayadii, waxaan soo jeedinaynaa si jawi wada hadal u furmo in Soomaaliland ay ka baxdo dhulka ay qabsatay, xabadana lagu bedelo wadahadal si loo baajiyo dhiig danbe oo daata, loona gaaro is afgarad buuxa iyadoo ay na wel-wel gelisay isudiyaar garawga socda.

 

Dhammaan Ummada Soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa meelkastoo ay joogtaba in la joojiyo Xabadda, khilaafaadkana lagu dhameeyo wadahadal.

 

Suldaan Garaase oo maantey la hadlayey saxaafada asagoo jooga magaalada groowe kana war bixinayey baaq ay ka soo saaren dhiilada coladeed ee gobolka sool ka taagan ,ayaa mar la weydiiyey sida uu u arko Boqor Buurmadoow, hadalkii ka soo yeerey, ayuu wuxuu ku jawaabey, "ahahahahah aniga buurmadoow u jawaabi maayo, sabobtoo ah odey dhaqameed baan ahay waxaana u hadlayaa sidii odey dhaqameedkii" ayuu yiri Suldaan Garaase.

 

Hadalka ka soo yeerey Boqor Buurmadoow ayaa wuxuu ahaa mid aflagaado uu ugu geystey dhamaan isimada reer puntland wuxuuna ku sheegey dhamaantood in ay C/llaahi Yusuf ku raacsan yihiin xasuuqa uu ka wado muqdisho, wuxuu kaloo sheegey in isimada reer puntland ay la heyste u yhiin C/llaahi Yusuf Axmed Madaxweynaha Somalia.

 

Boqor Buurmadoow oo boqortinimada ku heley mudo laga joogo 7 sano nin ganacsade ahaa uu ku afduubey magaalada Barbara, ka dibna uu la galey buuraha Gollis, ayaa waxaa lagu xaal mariyey in boqor laga dhigo si loo badbaadiyo ninkaasi ganacsadaha ah oo si weyn looga yaqaan waqooyi galbeedka somaliya . :D

 

Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com

 

Gaarhaye

Laas-caano Sool Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

ahahah aniga waxba oranmaayo Boqor Buurmadoow, sabobtoo ah waxaan ahay isin waxaana u hadlayaa sida isin lagu yaqiin" {hadalkaasi waxaa yiri Suldanka Garaase}

 

That was quite ammusing.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Buurmadow the so called traditional leader of the Qatlanders spoke recklessly and without shame earlier, I guess he had to, the fear of Riyaale's gang torture in prison is far greater than utter nonesensical words.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this