Sign in to follow this  
Dhubad.

Maxamed Dheere in Gaalkacyo!

Recommended Posts

Dhubad.   

Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere ) oo ka mid ahaa qabqablayaashii dagaalka Soomaalida ee laga raacdeeyey koonfurta Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in maanta uu soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug isagoo kasoo tallaabay xadka Puntland iyo Ethiopia ay wadaagaan.

Maxamed Dheere ayaa magaalada Gaalkacyo waxa uu kula kulmay maamulka gobolka Mudug isagoo kala hadlay ujeedka socdaalkiisa, waxaana Maxamed Dheere uu maamulka u sheegay inuu kusii jeedo xarunta Puntland ee Garoowe oo uu ka helay magangelyo siyaasadeed ka dib markii koonfurta Soomaaliya uu kasoo waayey meel ku nasto.

 

Maxamed Dheere ayaa la sheegay in ay la socdeen maleeshiyooyin hubeysan oo watta dhowr gaadiid oo kuwo dagaalka ah waxaana la dejiyey Hoteel lagu magacaabo TOBAN TALAALE.

 

Joogista Maxamed dheer ee magaaladda Gaalkacayo ayaa keeni karta in muran siyaasadeed oo dhalin kara Khilaaf, waayo Maxamed dheer ayaa ka mid ahaa xubnihii la dagaalanka argagixisada ee dhowaan magaaladda Muqdisho laga soo saaray.

 

Dawlada Goboleedka Puntland ayaa iyadu beryahan iska fogaynaysay in degaanadeeda lagula soo galgasho khilaafka siyaasadeed ee ka jira Konfurta Soomaaliya, wuxuuna u muuqday Maamulka Puntland mid aan xasaasiyad ka qabin kooxaha wadaada ah ee reer Puntland kuwaasi oo maamulka ku xaqiijiyey inaanay wax dhibaata ah ka gaysanayn degaanadda Puntland.

 

Soo gelinta Puntland ee Maxamed dheer ayaa durba la iska weydiinayaa suaalo.

 

 

Maxamed Carab

Xafiiska Markcadeey ee Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan la yaabanahay dadka haatan MD siinaya magangalyo. I would love to hear islamic courts release his arrest warranty and threaten anyone in somalia including puntland and somaliland who try to give shelter these animals -maxamed dheere in this case - will pay the price :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

threaten who? pardon me but Puntland is past treats..As for MD, was he the one who insulted the whole of the TFG and Puntland, well I guess he is not welcome in them parts...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^If this news is true, the courts have a right to wage war for those who are harboring terrorist.

 

By the way several somali websites have reported this news.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this