Sign in to follow this  
Jabhad

Yeey-Axmaar moving to Afgooye under Tigree protection.

Recommended Posts

Jabhad   

Col.C/lahi Yusuf Oo Magaalo Kale Uguuraya....

 

News(Baydhaba}26.02-07

Warar lagu kalsoonyahay oo aanu ka helnay Magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in Madaxweynaha dowladda Soomaaliya uu go'aan ku gaadhay in uu u guuro Degmada . ...............................

 

Afgooye oo 30 KM u jirta caasimadda Soomaaliya sida laga soo xigtey Ilo wareedyo ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay

 

Magaalada Afgooye ee gobolka Sh/hoose oo 30 KM dhanka koonfureed kaga began caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa ku soo qulqulaya ciidamo Ethiopian ah oo ka imaanaya magaalada Baydhaba, kuwaasi oo aad u hubeysan isla markaana ku difaaci raba Madaxweyne C/laahi Yuusuf magaalada Afgooye.

 

Dadka degan Jaamacadaha Lafoole iyo dhismayaashii dowladda ayaa lagu war galiyay in ay isaga baxaan halkaasi, iyadoo durbo ciidamada Ethiopianka ay bilaabeen in ay dagaan dhismayaashiid dowladda sida xeradii carbiska.

 

Ciidamadan ethiopianka ah ee degay magaalada Afgooye ayaa waxaa la sheegay in ay yihiin kuwo Comandos ah oo qaba tababar gaar ah.

 

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ujeedka uu u dagayo magaalada Afgooye ay tahay ka dib markii uu ka cabsaday weerarada hoobiyeyaasha ah ee kooxaha ka soo horjeeda dowladda iyo ciidamada Ethiopia ay ku qaadeen xarunta Villa Soomaaliya.

 

Widhwidh Online News Desk....Media Center

 

http://www.widhwidh.com/html/modules.php?name=News&file=article&sid=6767

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by SYL:

Ciidamadan ethiopianka ah ee degay magaalada Afgooye ayaa waxaa la sheegay in ay yihiin kuwo Comandos ah oo qaba tababar gaar ah.

Those commandos are supposed to be more effective? Highly unlikely.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Xagee Dagi Doonaa C/lahi Yusuf Marku Ku Laabto Somaliya? Afgooye?!!!

 

Madaxweynaha dowladda Embagathi C/lahi Yusuf ayaa hada ku sugan magaalada Adis-Ababa isagoo kasoo laabtay baaris caafimaad oo lagu soo sameeyay beerkiisa. Mudo ku dhaw laba bilood ayaa dibada wareegayay madaweynuhu, waxana aad u kordhay weerarada lala beegsanayo dowladiisa intii uu maqnaa. Dad badan oo taageera mad. C/lahi Yusuf iyo la taliyayaashi ayaa walwal ka muujiyay hadii uu ku noqdo Muqdisho waxa uu kala kulmi karo halkaas.

http://www.wadanka.com/

 

Xuseen Caydiid Oo Ku Hanjebay Inuu Soo Bandhigayo Qorshaha Cabdullahi Yusuf 404 Reads

 

Wareysi u Cabdullahi Yusuf siiyey BBC waaxda Afrika (Focus o­n Africa) ee ku baxda luqada Ingiriiska ayuu ku tilmaamey in Xussen Caydiid u yahay "nin waalan" marki u yiri Somaliya iyo Itoobiya waxay yeelan doonaan hal bassaboor, iyo in aysan jiridoonin xuduud kala qaybisa labada Dal. Wariyaha ayaa dhowr goor ku celiyay "sow dowladaada kama tirsana wasiirka aad waalida ku sheegaysi". Wuxuna madaxweynuhu ku adkaystay in wasiirkiisu uu yahay "nin aan fiyoobayn"

http://www.wadanka.com/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this