Sign in to follow this  
Garaad Bari

Baaq kasoo Baxay Golaha Isimida Laascaanood

Recommended Posts

Liibaan   

Hiiraan: Halkan ka fiirso Baaqii ay Issimada Sool,Sanaag & Cayn soo saareen oo Sawirran

 

Hiiraan: Isimada Gobolka Sool oo Baaq ka soo saaray Xiisadda Somaliland iyo Puntland ugu dhaxeysa Gobolkaas

 

 

Isniin, October 08, 2007(HOL): Isimo ka soo jeeda Gobolka Sool oo dhawaan shir ku yeeshay magaalada Laas-Caanood ayaa waxay shirkooda kaga hadleen Xiisadda ka dhex-taagan maamullada Puntland iyo Somaliland.

 

Isimida Shirka isugu yimid oo tiradoodu gaareyso 12 Isim, isla markaana la safan maamulka Puntland ayaa waxay maamulka Somaliland ku eedeeyeen in uu weerar gardarro qaawan ah ku soo qaaday dhulkooda, isla markaana ay go’aansadeen inay dhulkooda difaacaan oo markaasina ay iska celiyaan weerarka uu maamulka Somaliland ku doonayo dhul ballaarisiga.

 

 

 

“Gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn waxay ka mid yihiin Maamulka Puntland, wixii khasaare ah oo ka yimaadana waxaa qaadi doona maamulka Somaliland”ayaa lagu yiri Qoraalka ay soo saareen Isimmadaas.

 

 

 

“hadda waxaan Caalamka u soo jeedineynaa in Maamulka Somaliland lagu booriyo inay Ciidamadooda kala baxaan Dhulkayaga ee ay mudada dheer gardarrada ku heysteen”ayaa mar kale lagu yiri qoraalka ay Isimmadu soo saareen.

 

 

Halkan ka fiirso Qoraalka ay Isimmada soo saareen oo Sawirran

 

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

 

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

The true and authentic declaration of the leaders of SSC, as reported in SSC and Somali websites like Jidbaale, Hiiraan, widhwidh ,afnugaal, Calanka, etc

 

Golaha Isimida ***********

 

Date: 3/10/2007

Ku: Dawladda Federalka Soomaaliya

Ku: UN Security Council

Ku: OAU

OG: Hay'addaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxalliga

OG: Maamul Goboleedka Puntland

OG: Maamuulka Somaliland3

 

Ujeeddo Go'aanka Isimada ***********

 

Annagoo ah Dhammaan Isimada ------- waxaanu kulan ku yeelanay maanta oo ay taariikhdu tahay3/10/2007 magaalada Laascaanood, waxaan kaga wada hadalay weerarka qaawan ee ay dhulkayaga ku soo qaadeen maamulka Somaliland, waxaana Go'aan sanay in aan dhulkayaga difaacno iskana celino maamulka Somaliland ee wada weerarka gardarrada qaawan ee dhul-ballaadhsiga ah, waxii khasaare ah ee ka yimaadda ay mas'uuliyaddooda iyagu qaadi doonaan, gobolada Sool Sanaag & Cayn waxay ka mid yihiin maamulka goboleedka Puntland.

 

Haddaba waxaan caalamka u soo jeedinaynaa in maamulka Somaliland lagu boorriyo inay ciidankooda kala baxaan dhulkayaga ay muddada dheer gardarrada ku haysteen, maaha markii ugu horraysay ee maamulka Riyaale uu dagaal ku sooqaado dhulkayaga, hase yeeshee anagoo dulqaad iyo daris wanaag muddo dheer tixgalinaynay & inaan dagaal sokeeye degaankan ku soo noqon ayaanu u dulqaadanaynay.

 

Sidaa daraaddeed waxaa naga go'an markan in aan is difaacno oo aanu nagu hadhin dulqaad dambe.

 

Magacyada Isimada:-

 

1)Garaad Jaamac Garaad Cali

2)Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

3)Garaad Ismaaciil Ducaale Guuleed

4)Garaad C/laahi Garaad Soofe

5)Garaad Abshir Saalax

6)Ugaas C/laahi Ciise Nuur

7)Suldaan Siciid Cali

8)Garaad C/salaam Xasan

9)Garaad Cali Buraale

10)Boqor C/laahi Dabagooye

11)Garaad Saleebaan Buraale

12)Ugaas Faarax X.. Maxamuud

 

Axmed cabdi Laahi

 

Afnugaal.com Laasacaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

The fake and bogus version from Somaliland websites, why do they have to lie in Ramadan,

 

Hadhwanaagnews

 

 

Baaq Ka Soo Baxay Golaha Isimada Beesha ***********

 

hadhwanaag 2007-10-09 (Hadhwanaagnews) Golaha Isimida ***********

 

Date: 3/10/2007

 

Ku: Dawladda Federalka Soomaaliya

Ku: UN Security Council

Ku: OAU

OG: Hay'addaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Maxalliga

OG: Maamuulka Somaliland

OG: Maamuul Goboleedka Puntland

 

 

Ujeeddo: Go'aanka Isimada ***********

 

 

Annagoo ah Dhammaan Isimada *********** waxaanu kulan ku yeelanay maanta oo ay taariikhdu tahay3/10/2007 magaalada Laascaanood, waxaan kaga wada hadalay weerarka qaawan ee ay dhulkayaga ku soo qaadeen Maamulka Somaliland & Maamulka Puntland, waxaana Go'aan sanay in aan dhulkayaga difaacno iskana celino maamulka Somaliland iyo Puntland ee wada weerarka gardarrada qaawan ee dhul-ballaadhsiga ah, waxii khasaare ah ee ka yimaadda ay mas'uuliyaddooda iyagu qaadi doonaan, gobolada Sool Sanaag & Cayn waxay ka mid yihiin maamulka goboleedka Puntland.iyo somalilandba.laakiin aynan oglaan doonid in lagu dagaalamo .

 

Haddaba waxaan caalamka u soo jeedinaynaa in maamulka Somaliland iyo Puntland lagu boorriyo inay ciidankooda kala baxaan dhulkayaga ay muddada dheer gardarrada ku haysteen, maaha markii ugu horraysay ee maamuladan uu dagaal ku sooqaadaan dhulkayaga, hase yeeshee anagoo dulqaad iyo daris wanaag muddo dheer tixgalinaynay & inaan dagaal sokeeye degaankan ku soo noqon ayaanu u dulqaadanaynay.

 

sidoo kale waxaan ugu baaqaynaa in mamulka Puntland iyagu iskaga baxaan golada sool sanaag iyo cayn . aynan ka talin doonid dhulkayaga cid ilaayo in aan go,aan midaynsan ka soo saarayno

 

 

Magacyada Isimada:-

 

 

1)Garaad Jaamac Garaad Cali

2)Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

3)Garaad Ismaaciil Ducaale Guuleed

4)Garaad C/laahi Garaad Soofe

5)Garaad Abshir Saalax

6)Ugaas C/laahi Ciise Nuur

7)Suldaan Siciid Cali

8)Garaad C/salaam Xasan

9)Garaad Cali Buraale

10)Boqor C/laahi Dabagooye

11)Garaad Saleebaan Buraale

12)Ugaas Faarax X.. Maxamuud

 

 

maxamuud c/laahi

amiirnaaif @hotmail.com

 

 

 

 

Submited By hadhwanaag : 2007-10-09

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somaliland official admitted that Sool traditional leaders support Puntland Administration in their declaration; he added that traditional leaders shouldn’t side with any political entity

 

 

S:
Waxaa jirta in Garaado reer Sool ahi ay ku hanjabeen in ay ciidammada Somaliland weerar ku qaadi doonaan, kana saari doonaan Gobolka Sool arrimahaa maxaad kala socotaa?

 

 

 

J:
Waad maqashay Garaadadii Sool in ay abaabul ay galeen oo ay iskaga khaldan tahay siyaasaddii iyo dhaqankii. Waxa weeye Garaadadii waxay leeyihiin dhaqan waxay ahayd in ay dhxdhexaad noqdaan labada maamul ee ka soo kala jeeda Beesha Sool, Somaliland iyo Puntland ee beesha u dhashay in Salaadiintu dhexdhexaad u noqdaan bay ahayd, laakiin waxay noqotay in dhinacqudha ay raaceen, iyagana waxay ku keenaysaa dhibaato, dhaqan bay leeyihiin. Laakiin siyaasad ma laha, bayaanno ayey soo saareen dad bay abaabulayaan, laakiin abaabulkaasi wax ka soconaya ma jirto. Tii dhaqanka ayay ka baxeen oo mid siyaasadeed bay galeen, bayaanadaasiyo hanjabaadahaasna waxba ku yeeli maayaan Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Maxaa beentaa weyn ku kalifay Sh jac iyo Red sea ayada oo tobankii malmood ee ugu danbeeyey bishii Ramadan lagu jiro? War Allaaha weyn baqa oo sidii dad nool u dooda, hadii Allaah iyo naftiina eedan ka xishooneen oo beenta ka maarmeen, been run u eeg sheega,

 

Sh jacaylka adaa ka been abuurayey odayaasha masaakiinta ah, bal sheeq waxa kagu xaqsadey inaad been sheegted?

 

 

Now we now that Red sea and Sh jac are both liars, shame on them,

 

Again, denying the facts will only shows that secessionists are as usual don’t like to face facts on the ground, they like to live in world of lies and fiction

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this