Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: latest courts suffer heavy set back....

Recommended Posts

BAYDHABO :Maleeshiyada Maxaakiimta oo khasaare Ba’ani ka soo gaaray weerardii ay maanta ku soo qaadeen degaanka Iidaale iyo agagaarka Buurhakabo.

Posted to the Web Dec 20, 20:18

 

 

Wasiirka Maaliyada Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Maxamed Cali Yusuf, ayaa wuxuu noo xaqiijiyey in Maleeshiyada Maxaakiimtu ay sadex jeer weerar ku soo qaadeen laba aag oo kala ah, degaanka Iidaale iyo agagaarka buurhakabo, halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Qalabka sida ee Soomaliya.

 

Weeraka ay soo qaadeen Maxaakiimtu waxaa ka soo gaaray khasaare aad u balaaran oo isgu jira dhimasho badan iyo dhaawac fara badan oo loo daadgureeyey magaalooyinka Buurhakaba iyo ilaa Afgooye, waxaa kaloo goobaha ay maxaakiimtu weerarka ku soo qaadeen lagaga gubay gawaarida dagaalka oo aad u fara badan, ka dib markii ciidamada qalabka sida ee soomaliya ay isaga hor yimaadeen goobahaas. Dhinaca ciidamada dowlada waxaa ka soo gaaray weerarada lagu soo qaaday khasaare aan badnayn.

 

Waxaa cad in weerarka Maxaakiimtu ay xiligaan la beegsadeen Dowlada Federaarlka ay ujeedadiisu ahayd, sidii ay u carqaladayn lahaayeen dadaalka ay wadaan wafdiga maanta soo gaaray magaalada baydhabo oo ka koobnaa madax sare oo ka socta Midowga Yurub, Jaamacada Carata, iyo Igad, waxaa kaloo Baydhabo ku sugnaa wafti ka socda Dowlad Goboleedka Puntland oo uu hogaaminayey Madaxwaynaha Puntland, wefdigaas oo booqasho wada tashi ah ugu tegey dowlada fedraalka oo hada fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo.

 

Wasiirku wuxuu ku tilmaamay nasiib daro dagaalka iyo weerarada ay ka wadaan kuwa la baxay maxaakiimta gudaha soomaaliya, masuuliyadeedana ay iyagu qaadayaan wixii dhimasho, dhaawac, iyo bur bur ka yimaada,

 

Wasiirku wuxuu kaloo nasiib daro ku tilmaamay in 16 sano ka dib ay jiraan kuwa weli doonaya inay ummada soomaaliyeed ku maquuniyaan awood ciidan si ay ugu gaaraan ujeedadooda guracan. iyadoo ay dhisan tahay dowlad soomaaliyeed oo loo wada dhan yahay kuna soo baxday qaab wadatashi iyo isafgarad.

 

puntlandgovt /puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Maaliyada Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Maxamed Cali Yusuf

If I have my translation correct,It says that the Minister for Finance in the Puntland Gov't has confirmed....

 

And then the news is from Baidoa? Puntland waxaa laga xukumaa Galkacyo right? Baidoa is not in Puntland,NO? So..How was the information relayed? Mise the Minister of Finance is also a member of the TFG & that he is based in Baydhaba?...So he is the official spokesperson for the TFG miyaa? Mise he is Just a supporter of the TFG and he is passing on word from the President?... :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^Saxib, Mr Gagaab is is part of the delegation led by president Cade Muse who have been in Baidoa for the past three days.. I hope that answers your question.

Great. So he is based in Baydhaba hadeerta?

 

So, Technically speaking,You are reporting words expressed from President Yussuf's Appointee concerning President Yussufs Gov't? icon_razz.gif

 

Ahhh...so much for some real objective reporting hadaba smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^No, I am reporting the latest news, it matters not what position you take. Also Gagab is not an apointee of President Yusuf or the TFG. He is a leader from Puntand and he was giving hi side of the story.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

^^^No, I am reporting the latest news, it matters not what position you take. Also Gagab is not an apointee of President Yusuf or the TFG. He is a leader from Puntand and he was giving hi side of the story.

Correct me if am Wrong,but when Cadde Muse took over power,Didnt he like retain ALL of [Then]President Yussuf's Cabinet? Thereby making him an appointee of the Then President?

 

But,forget that,Werent you the same person who once proclaimed that the TFG has its support from Puntland?. So how is this unbiased news? How is this not a partisan qeyli dhaamis on the side of the TFG?

 

War itanoo kale,Indha adkaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^You are coreect on Puntland being part of TFG, thus news coming from that source might be biased. Howver any news coming from Somalia will not be objective. This is what the goverment is saying, thus it is up to the other side to refute it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Clashes escalate in Somalia, 2 hours after the deadline of ultumatum

 

Heavy fighting erupted between Somali Islamists and government troops backed by Ethiopian forces, a day after the expiry of an Islamist ultimatum for Addis Ababa to withdraw

 

Rival forces pounded each other with heavy shells and rockets near the seat of government in Baidoa, about 250 kilometres (155 mile) northwest of the capital Mogadishu, and hundreds of terrified civilians fled the battlezone.

 

The leader of the Islamists, Sheikh Hassan Dahir Aweys, nevertheless said the clashes on two fronts were "a small incident" pitting his forces and Ethiopian troops and not the government.

 

"There is heavy fighting which I think could result in many casualties," Islamic commander Sheikh Mohamed Ibrahim Bilal told earlier.

 

Government commander Ibrahim Batari confirmed the fighting, accusing the Islamists of mounting the attack. "There is shelling everywhere... our forces are facing Islamists, hell is going on," he told

 

"I can't tell you the casualties but there is fighting everywhere today," he added.

 

Both sides claimed victory in the clashes that occured in Adale and Mote Mote trading posts, south and east of Baidoa.

 

"The fighting was a small incident," Aweys told a reporters in Mogadishu after a meeting with European Commissioner humanitarian chief Louis Michel.

 

"We had a meeting with the EU and the meeting was significant and it ended in mutual understanding," Aweys added, without elaborating.

 

Fighting erupted overnight Tuesday in Idale, a trading post about 60 kilometres south of Baidoa, two hours after a seven-day deadline the Islamists gave the Ethiopians to pull out or face major attacks.

 

The government said its forces had defeated Islamists who stormed Idale overnight Tuesday, sparking artillery duels that claimed at least 12 fighters -- 10 Islamists and two government soldiers.

 

Commanders said the fighting had spread to Mode Mode, a key stronghold of the Islamists, and the army garrison in Deynunay, about 25 kilometres east of Baidoa.

 

"The fighting is so fierce, but government forces are still controlling Deynunay," said Issak Adan Mursaley, a resident in Deynunay.

 

Residents said hundreds of civilians fled the battlezones in southern Somalia, where nearly a million people have already been affected by heavy flooding.

 

"People have already started fleeing (from the area) and there are a lot of armed forces from both sides," Muhidin Ali Mursal, a resident of a village near Idale, told

 

Michel, who earlier held talks with President Abdullahi Yusuf Ahmed in Baidoa, said the Islamists had agreed to resume talks with the government.

 

"We are happy the the Islamic courts have agreed to resume peace talks without pre-conditions," Michel told reporters.

 

The Islamists, who control swathes of southern and central Somalia and are accused of links to Al-Qeada, have already declared a holy war on Ethiopian forces and claimed first blood in recent skirmishes with Addis Ababa troops.

 

Deputy defence minister Salad Ali Jelle said the Idale fighting was led by Sudanese national, Abu Taha al-Sudan, one of three extremists wanted by Washington.

 

"Al-Sudan, the terrorist is leading the Islamic courts militias in the fighting," said Jelle. "We have information that he is the one who attacked us is Idale."

 

Ethiopia has sent several hundred military trainers and advisers to help the government, but denies widespread reports it had deployed thousands of combat troops to Somalia.

 

But Addis Ababa said its officers in Somalia were not involved in the clashes.

 

"So far none of our advisers has been attacked," Zemedkum Tekle, the spokesman for Ethiopian information ministry, told

 

Analysts have warned that a war in Somalia would engulf the whole region, drawing in Ethiopia's arch-foe Eritrea, as both countries are accused of fighting a proxy war in the lawless country.

 

But Eritrea President Issaias Afeworki downplayed the fears, saying Ethiopia was worsening the situation.

 

"I don't see war in Somalia. War between two nations in the Horn of Africa, I don't see that happening," state-run newspaper Eritrea Profile quoted him as saying.

 

Somalia has lacked an effective administration since the 1991 ouster of dictator Mohamed Siad Barre and the two-year-old government has failed to exert control across the impoverished nation of 10 million people.

 

olol.us

Chicago USA

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Wararkii ugu danbeeyey ee dagaalkii maanta ka dhex qarxay maxkamadaha & dowladda federaalka & ciidamada Itoobiya oo dhinac ah.

 

Wednesday, December 20, 2006

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan, Muqdisho, Somalia

Email: Cabdishakuur48@hotmail.com

 

Sida uu sheegay Xasan-Buulow oo ka mid ah saraakiisha ciidamada maxkamadaha ee ku sugan jiidaha hore ee u dhexeeya magaalooyinka Buur-hakaba iyo Baydhabo ciidamada maxkamadaha ayaa la wareegay gacan ku heynta xerada ciidamada Daynuunay oo ku taala duleedka koonfureed ee magaalada Baydhabo ka dib dagaal saacado socday oo halkaasi ku dhexmaray ciidamada maxkamadaha iyo dowladda federaalka oo kaashanaya ciidamo Itoobiyaan ah. Buulow ayaa intaa ku daray in ciidamadoodu ay haatan baacsanayaan wax uu ku tilmaamay haraadigii ciidamada dowladda ee ka firxaday xeradaasi, ayna ka qabsadeen labo gaari oo kuwa dagaalka ah, isagoo tilmaamay iney ay haatan ciidamada maxkamaduhu ku sugan yihiin xeradaasi, isla markaana ay haatan ku sii siqayaan magaalada Baydhabo, mana jiro ilaa hadda warar madax banaan oo xaqiijinaya arintaasi iyo qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi intaba.

 

Dhinaca kale, ka dib dagaalo qaraar oo muddo labo maalmood ah ka socday deegaanka Iidaale ayaa lagu soo waramayaa in haatan ciidamada maxkamaduhu ay la wareegeen gacan ku heynta tuuladaasi, waxayna wararku sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qasaare lixaad leh oo dhimasho iyo dhaawacba leh, waxaana arintaasi beeniyey wasiirka ku-xigeenka gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle oo isna dhinaciisa sheegtay iney guulo ka soo hoyeen dagaalkaasi, wuxuuna sheegay in iney ciidamada maxkamadaha ka dileen ilaa 10 nin sida uu hadalka u dhigay, ayna ku jebiyeen tuuladaasi. Dagaaladan ayaa ku soo beegmay xili maanta uu magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho booqasho ku marayo Luis Micheal oo ah sarkaalka ugu sareeya ee deeqaha iyo bani aadam nimada u qaabilsan midowga Yurub, isagoio isku dayaya labada dhinac inuu kla dhaadhiciyo sidii loo qaboojin lahaa xiisada dagaal ee u dhexeeya.

 

 

 

QARANIMO ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

But Eritrea President Issaias Afeworki downplayed the fears, saying Ethiopia was worsening the situation.

 

"I don't see war in Somalia. War between two nations in the Horn of Africa, I don't see that happening," state-run newspaper Eritrea Profile quoted him as saying.

:eek: This the eye opener.Eritrea is distancing itslef.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

B] Ciidamda Golaha Maxaakimta oo si toos ah ula wareegay Daynuunaay iyadoo Dhanka Manaas-na ay kasocoto Dagaal xooggan.

 

Buurhakaba, 20-December-06 Ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah ula wareegay deegaanka Deynuunaay oo indhaweydba fariisin u ahayd ciidamada Tikreega ee xooga ku jooga qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya kadib markii halkaasi uu ku dhex maray ciidamada maxkamadaha islaamiga iyo kuwa tikreega.

 

La wareegista deegaanka Deynuunaay ayaa soo afjaraya dhibaatadii ciidamada Tikreega ay ka wadeen deegaankaasi oo isugu jiray dil, kufsi, dhac iyo barakacinta dadka rayidka ah.

 

Warar xog ogaal ah oo aanu ka helnay jiida hore ee dagaalka ayaa xaqiijinaya in ciidamada maxkamadaha islaamiga ay la wareegeen deegaanka Deynuunaay kadib markii uu halkaasi ka dhacay dagaal dhex maray ciidamada Tikreega iyo kuwa maxkamadaha islaamiga,kaasoo lagaga itaal roonaaday kuwii Tikreega.

 

Dagaalka ayaa haatan ka socoda daafaha deegaanka Deynuunaay,ayadoo lagu sii siqayo ciidamada Tikreega iyo kuwa la socda,waxa uuna dagaalka ku sii fidiya goobo hor leh sida uu sheegay guddoomiyaha maxkamada islaamiga Albayaan Sheekh Maxamed Ibraahim Bilaal.

 

Sheekh Bilaal ayaa sheegay in dagaalkii saakey ka socday hareeraha Iidaale uu haatan ku soo fiday hareeraha xerada Manaas kadib markii la soo jabiyay ciidamada Tikreega ee halkaasi ka dagaalamayay,waxa ayna ciidamada maxkamadaha islaamiga ay bacsanayaan ciidamada Tikreega oo daba jeedshay.

 

Guushan ay gaareen mujaahidiinta maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed kuna timid qadarka Alle ayaa ka danbeysay kadib markii dadka deegaanka ay gacan weyn ay ka gaysteen sidii ay isaga xoreyn lahaayeen ciidamada cadawga ee dhulkooda ka dhigtay goob looga soo duulo umadda Soomaaliyeed ee islaamka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Dagaal qaraar oo caawa ka socda guriga Xuseen Caydiid aktiisa.

 

Posted on Wednesday, December 20 @ 17:20:17 EST by editor

 

 

 

21,Dec,Onkod,baydhabo: Waxa uu Caawa dagaal ka socdaa meel u dhaw Guriga xuseen caydiid(waa banaanka baydhabo) oo ku yaalo xaafada suuqa xoolaha ee magaalada Baydhbao sida uu hada noo xaqiijiyya wariye ku sugan Goobtaasi waxaana laga cabsi qabaa in uu dagaalka uu caawa ku sii fido magaalada baydhabo

 

wararkan oo aanu ka helnay Xildhibanao dagan Magaalada baydhabo iyo qaar ka mid ah waeriyaal ayaa waxa ay noo xaqiijiyeen in uu dagaal qarara uu caawa socdo iyadoo ciidamada maxaakiimta ay ku gacan sareeyaan dagaalka caaw a

 

Dhinaca kale waxaa magaalada ka baxay wasiiradii uugu tunka waynaa oo uu ka mid yahya Cali maxad geedi, Xuseen caydiid, Salaad cali jeele iyo ku wakle waxa laga cabsi qabaa in caawa ay maxaakiimtu ay la wareegaan Magaalada

 

hadaba la soco waxii ka soo kordha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this