Sign in to follow this  
Abwaan

Waxaan keliya oon falkaan ku tilmaami karaa argagax ay ka dambayso argagixiso

Recommended Posts

Emperor   

^Sxb I might not know all that happened in Somalia in the past, but Im sure what happened in the 16 year long civil war was a lot worse than all the bad things that happened in the 21 year long rule of the late dictator put together...

 

All Im saying is this, one group have won, we should let them rule and disarm, it is better to have something than have nothing, and please don't twist words and mislead poeple, it's not my clan that have won but a group of men with the same idealogy, Dhere, qabydid and Ghedi don't share clan with the president, and I believe that clan of theirs are the centre of power in Mogadishu hence leading the clean up of the city...

 

Also im not forcing you, as much as I have my opinion, you have a right to see things and veiw the world as you wish, we are only discussing and exchanging views in the hope that one of us might understand the reality and agree with other.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Im goin to Salat Juma brother, catch up with you later...

 

Wadanka usoo ducee Salada Jimcaha hadaad rabtid inuu wanaag kadhoco...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Emperor:

^Sxb I might not know all that happened in Somalia in the past, but Im sure what happened in the 16 year long civil war was a lot worse than all the bad things that happened in the 21 year long rule of the late dictator put together...

Of course dulmigii wuu sii labo iyo saddex jibbaarmey 16kii sano marna ma difaacayo, waxayna ahayd xaqdarro waxaanse ka wadaa dulmi baa dulmi dhalay, kii dorraad baa kii shalay dhalay, kii shalay baa kan maanta dhalay, kan maantana mid kale un buu sii dhali...why can't we just work towards a really positive and fair future and I really mean a real one not mid afka un laga sheegayo dhinacna laga wato ajande kale oo aan ka bedelneyn wixii hore.

 

[QB

All Im saying is this, one group have won, we should let them rule and disarm, it is better to have something than have nothing, and please don't twist words and mislead poeple, it's not my clan that have won but a group of men with the same idealogy, Dhere, qabydid and Ghedi don't share clan with the president, and I believe that clan of theirs are the centre of power in Mogadishu hence leading the clean up of the city...

 

[/QB]

Saaxiib 16 sano ka hor Soomaaliya hubka sidaan u yaal uma oollin waa ogtahay shacabka Soomaaliyeed duruuf ayaa u keentay inay hubka qaataan in kastoo ay mudan tahay in la xusaa in khaladaadkii la galayna mirahoodii la gurtay, maanta waan raayeyna ama wax guul u eg baan helay anigoo garab haysta macne ma samaynayso, tusaale u soo qaado nidaamyadii la soo maray mid walbana wuxuu ku dambeeyey fiiri. Waxaa aniga dhib igu haya kolleey waxa maaanta jira waa iska dhammaan doonaan ee in haddana dhibaatooyinkaan oo kale iska sii socdaan oo marba kooxi aargudasho iyo anigaa raayey inta kalena waa dardari ay la timaaddo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Abwaan:

Soomaalidu waxay tiraahdaa "Habar fadhida legdan la fudud". GG(lol...Magac qalaad xitaa waa lala baxay, toloow horta ninkaan Soomaali ma yahay Bakaaraha igala doodaya intaanan energy iska dhammayn)?

Sheekada hada majoogin Usernameka aan isticmaalaayo ee baddaas ka bax duqa. Tan kale markaad iska leedahay "Habar fadhida..." ma waxaad mooday in aan meeshaan bandhigayo qoorshe degsan oo aan ka hadlayo dib-u-dhiska Bakaaraha? Is qabooji xaaji meeshaan fikrado iyo visions kaliya ayaa laga hadlaayaa ee ciyaarta meeshay u socota fahan horta intaadan nala soo boodin hadal aan saldhig lahayn.

 

there is no doubt that the market needs to be developed but how practical is that at this moment? Sheekadaadu ma waxay la mid tahay haddii ay rooti waayeen maa doolshe cunaan?

 

For your information I have been to the market recently and made shopping like I would in any modern market or mole.

Bal eeg meeshan kore wuxuu ninkaan ku qoray. Marna wuxuu meesha ka dhigayaa meel dhimatay oo wuxuu leeyahay "sheekadi haddii ay rooti waayen ma doolshe cunnan miyaa" markaasuu ku xijeynayaa inuu isiga naftigiisa uu meesha "shopping like in any market" camal ka sameeyay. Bal qoraalkaas muxuu sheegayaa sidee baa see loo turjumaa?

 

Maandhow waxaan maqli jiray ninka Abwaanka ah isagoo marqaansan kaliya ayuu wax miir leh ku hadlaa ee Abwaanka xooga yar oo qaad ah maan ugu deeqnaa sidii loo fahmo hadaladiisa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

GG raalli iga ahaw waxaan isku dayey inaan fahmo ujeeddada qoraalkaaga mana fahmin aan ka ahayn inaan arkay inaad hadalka un jiidjiideyso iyo inaad ku celceliso waxaan iri.

 

Saaxiib waan ka xumahay inaadan soo bandhigin dood aan kula wadaago.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Abwaan

there is no doubt that the market needs to be developed but how practical is that at this moment? Sheekadaadu ma waxay la mid tahay haddii ay rooti waayeen maa doolshe cunaan?

Emperor

^Sxb Gekko has a point, I see nothing is wrong with changing or rebuilding the place, look beyond your prejudice thats not a bad proposal at all, perhaps you may question the technicality or feasibility but by Saying NO is just making a fool of yourself...

Atheer, read what the gentelman wrote before you enter a retarded response. Abwaan had brillianly responded to the question about the Bakaaro market.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^War idinku malaha Bakaarah ayaad dadka xigtaan miyaa? hadii wax laga sheego ama layiraa halabadalo maxaad isu tustiin idinka in la idiin danleeyahay!

 

Sxb Abwaan hadii uu asiibayna intaana ila gartay waa fiicanyahay hadii kale wax unbaan usheegay, laakiin adiga inaad soo dhexgashid amaba xataa dib usoo celisid arintaa maba ahayn, waxaa tahay nin iska doonaaya muran aan fruitful ahayn...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Tolow dadkaan ma janaazey u qaban lahaayey hadii la dudumiyo oo la badalo Bakaraaha?

 

Emperor, waxaan umalaynaa dadkaan Bakaraaha kalgacayla ay u qabaan inuu xooga mugdi ka galiyay waxa aan meeshaan ku qorayno marka ay saas tahayna waxaa fiicaan in aan iskaga aamusno siday xooga niyadooda u dagto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Emperor:

^War idinku malaha Bakaarah ayaad dadka xigtaan miyaa? hadii wax laga sheego ama layiraa halabadalo maxaad isu tustiin idinka in la idiin danleeyahay!

 

Saaxiib anigu sidaan qabo Suuqa Bakaaraha Soomaali ma kala xigto ee waxaa dooddu taagan tahay sheekada meeshan lagu soo bandhigay ma soconaysaa mise ma soconayso. Xittaa haddii wakhti munaasib ah isaga dhan laga guuro oo suuq tayo fiican leh lagu bedelo dhib uma arko laakiin in la yiraa war awalba Bakaaruhu si fiican uma dhisnayn ee dab halla qabadsiiyo sheeko soconayso ma ahan amaba mo oryaan iyo ji rridii dalka burburintiisa kaalin weyn ka qaadatay iyo Itoobiyaan lagu fasaxo oo la yiraa ummadda Soomaaliyeed ee meeshaas nolol-maalmeedkooda ka raadsado halla boobana ma soconayso.

 

Sxb Abwaan hadii uu asiibayna intaana ila gartay waa fiicanyahay hadii kale wax unbaan usheegay, laakiin adiga inaad soo dhexgashid amaba xataa dib usoo celisid arintaa maba ahayn, waxaa tahay nin iska doonaaya muran aan fruitful ahayn...

lol...maxay ahayd canaantu? brotherku fikirkiisa miyuusan u madaxbannaanayn iyo inuu ayido wixii uu doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bal eeg meeshan kore wuxuu ninkaan ku qoray. Marna wuxuu meesha ka dhigayaa meel dhimatay oo wuxuu leeyahay "sheekadi haddii ay rooti waayen ma doolshe cunnan miyaa" markaasuu ku xijeynayaa inuu isiga naftigiisa uu meesha "shopping like in any market" camal ka sameeyay. Bal qoraalkaas muxuu sheegayaa sidee baa see loo turjumaa?

The argument from the defated groups and their ill advised supporters is usually contradictory, some agree that 16 years of civil war were bad, but then they say the governemnt is not needed.

"Or we will fight till the death", but then they cry "why arrest us and shoot back at us"?

 

Tolow dadkaan ma janaazey u qaban lahaayey hadii la dudumiyo oo la badalo Bakaraaha?

Bakaraha is the HQ and symbol of resistance against Somali governance, since taxes is a thing these groups hate the most.

 

All Im saying is this, one group have won, we should let them rule and disarm, it is better to have something than have nothing, and please don't twist words and mislead poeple, it's not my clan that have won but a group of men with the same idealogy, Dhere, qabydid and Ghedi don't share clan with the president, and I believe that clan of theirs are the centre of power in Mogadishu hence leading the clean up of the city...

The PM, Interiror, Police Chief, Minister of Commerece, Planning, the governemnt of the capital is not enough, one can make an assumption that all they want is to keep the loot and those who looted it. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this