Sign in to follow this  
Jabhad

Another pro-Abdulahi Axmaar website writes garbage.

Recommended Posts

Jabhad   

Posted on Wednesday, February 07, 2007 - 12:19 AM

Beesha ***Cumar Xaashi** oo ka qeyla dhaamisay weerarada sida gaarka ah loola bar tilmaameedsanayo Hoteeladeeda

 

 

Iyadoo Hoteelada Ambassador iyo Lafweyn oo ka mid ah Hoteelada ugu waaweyn magaalada Muqdisho ay noqdeen hoteelada maleeshiyooyinka abaabulan ay sida gaarka ah weerarada ula beegsadaan xilliyada habeenkii ayaa

Iyadoo Hoteelada Ambassador iyo Lafweyn oo ka mid ah Hoteelada ugu waaweyn magaalada Muqdisho ay noqdeen hoteelada maleeshiyooyinka abaabulan ay sida gaarka ah weerarada ula beegsadaan xilliyada habeenkii ayaa waxgarad, oday dhaqameedyo iyo dhammaan qeybaha kala duwan eek u abtirsada beesha X***waadle waxay soo saareen war murtiyeed cabasho ah oo ay qeyla dhaan kaga muujiyeen weerarada sida gaarka ah loola beegsado hoteeladooda.

 

Hoteeladan ayaa waxaa labadaba iska leh Ganacsade lagu magacaabo Xaaji Daa’uud oo lagu yaqaano fidinta Diinta Islaamka iyo sadaqada, marnaba kuma lug yeelan dhammaan dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed iyo qabyaaladeed ee dalka soo maray wixii ka dambeeyay sanadkii 1991-kii, lamana garanayo sababta keentay in si gaar ah hoteeladaasi loo bartilmaameedsado.

 

 

Xaaji Daau’uud ayaa weerarada Hoteeladiisa lala beegsanayo oo ay soo qaadaan maleeshiyooyin ku heyb ah Jaalle Yuusuf Indhacadde waxaa loo aaneynayaa laba waxyaabood oo kala ah: 1. In beeshiisu aysan awood muuqata ku lahayn Muqdisho isla markaana Xaajiga Hotelka iska leh uu yahay hoggaamiye sare oo ka tirsan Culumada Ahlu Sunna Waljameeca oo aysan is jecleyn kooxda Al-Itixaad ee Sheekh Xasan Daahir Aweys.

 

Xafiiska war qabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho

 

 

opening_2nd_sem_06-07.gif

Mogadishu University.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this