Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

The pirate parliament discuss issues concerning Banning the khuusuusi

Recommended Posts

Baarlamaanka Puntland oo maanta ka doodaya in la mamnuuco jabhada SSC,iyo Faroole oo ka hadlay.

Warkii 15-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS

Fadhi ay maanta yeesheen golaha baarlamaanka Puntland ayaa waxa maanta lagaga dooday arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay arinta ka taagan gobolada SSC oo ay colaadi ka taagan tahay,waxaana hadal dheer oo faroole halkaas ka jeediyey uu dhaliil weyn u soo jeediyey jabhadaas oo uu ku tilmaamay inay qas ka wado Puntland.

 

 

Kulankii maanta oo ay fadhiyeen 49 xildhibaan ayaa waxa shir gudoominayey Cabdrashiid Maxamed Xirsi

 

Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in dhibaatadii halkaas ka dhacday ay masuuliyadeeda leedahay waxa uu ugu yeedhay qolayaha "Jar iska xoorka ah",oo jabhadda SSC oo uu ku tilmaamay mid aan sharci ahayn oo doonaysa inay qalalaase ka oogto gobolka oo dhan iyagoo marmarsiyo ka dhiganaya xoraynta Laas caanood,oo ah miday dhaqaale kaga urursanayaan qurbajoogta aan la socon waxa wadankooda ka socda.

 

Kalfadhiga baarlamaanka oo ah kii 24-aad ayaa waxa kale oo Faroole sheegay in jabhada SSC ay mamnuc ka tahay Puntland.

 

"Dhibaataa ka dhacday Wirwir iyo Buuhoodle,dhibaatada dhinaca Itoobiya iyada waa ka daba tegeynaa si hantidii loo soo cesho,wafti tegey oo naga horeeyaana waa jiraa, waxaana danbigaas iska leh maamulka Somaliland iyo Jabhada SSC oo ah jabhad aan sharci ahayn,oo aan anigu meel ay wax u wado aanan garanayn,oo doonaysa inay faraha ka bixiso amaanka gobolka oo dhan,mana taageersanin,dadka ku jiraana nagama mid ah,xoreynta Laascaano cidna uma wakiilan iyada,waxaa xilkeedu saaran yahay xukuumada Puntland,amaanka in la sugo jabhadana aanay ka qayb qaadan arinkaas"sidaas waxaa baarlamaaka Puntland ka hor yidhi madaxweynaha Puntland C/raxmaan faroole.

 

Baarlamaanka Puntland ayaa la filayaa inay soo saaraan go'aan ka dhan ah jabhada SSC,taasoo maanta laga doodayo maanta,oo la filayo in la soo saaro go'aan ah in la mamnuuco jabhadaas.

 

Faroole ayaa mar uu shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe waxa uu si weyn u dhaliilay hogaanka SSC oo ah hogaan ay doorteen dadka SSC,taasoo uu ku tilmaamay inay la mid tahay caarada dabka isku tuurta ee loo yaqaano ODAY GEELII BA'AY AMA CALI GEELII BA'AY siduu u sheegay Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its seems the pirate state is taking big measures against khuusuusi, and he also labels them to terrorist linked groups, well done the pirate parliament

Share this post


Link to post
Share on other sites

They are terrorist jig is up.It's pathetic hearing Slander minister demanding answers from UN and TFG, it is even worse Faroole playing terrorist card.

 

Haatu...BS landers are out of idea. Threat alone didn't work. Now Xaglatoosiye is labelled as terrorist. Geeze, why would Americans let him travel so freely :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is what Faroole said

 

Buuhoodle & Widhwidh

 

Madaxweynaha ayaa qaybtii danbe ee khudbadiisa ku soo qaatey arimaha gudaha Puntland waxaana uu ka hadley dhacdooyinkii ka dhacay Buuhoodle iyo Widhwidh, “…Dhacdadii ka dhacdey Buuhoodle iyo isku dhacii shacabka iyo ciidanka Itoobiya wax laga xumaado ayuu ahaa, shacab ayaana halkaas ku dhintey sidii aan horey uga tacsiyeeyey ayaan haddana tacsi u dirayaa shacabkii, xoolaha maqan waxaan ka wada hadleynaa Itoobiya waxaana wefdi halkaas tegaaya dhawaan ay kala soo hadli doonaan Itoobiya arimahaas iyo xuduudaha aynu wadaagno iyo nabadgelyadooda sidii loo wada sugi lahaa oo labada dhinacba Soomaali degan tahay….” ayuu yiri Dr. Faroole.

 

Dhacdadii ka dhacday widhwidh ayuu ku tilmaamey in ay ahayd “Xasuuq”, waxaana uu sheegay in xasuuqaas ay geysteen maamulka Somaliland, iyaga ayaana loo haystaa waxaana uu ahaa xasuuq siyaasadeysan, waxaana qayb ka ahaa oo daandaansi lug kuleh jamhadda SSC,

 

Dr.faroole ayaa sheegay in aanu garanayn halka SSC wax u waddo, waan maqlaayey wixii uu ku hadley Saleebaan Ciise uu lahaa meelna kama tirsanin Federaalka ayaan ka tirsanahay afgobaadsi ayey ahayd ayaan filayaa waayo ismaba gaaraan.

 

Faroole ayaa sheegay in Jamhado ay yihiin kuwa loo haysto dhibta maanta ka jirta Soomaaliya, ha ugu horeysey SSDF, asaaska SSDF waxa uu samaysmey 1974tii niman siyaasiyiin ah ayaa sameeyey, laakiin qaybta caskariga ah ninkii sameeyey Cabdullaahi Yusuf ayaan afkiisa ka hayaa haddaan moodaayey sidaas in ay noqoneyso maan ku kaceen… ayuu yiri Dr.Faroole. ninkii Jamhad abuuray ayaa sidaas uga qoomameeyey, kuwii SNM ayaan ognhaya dhibtii ay sameeyeen, USC ayaa tiri wixii oo dhan waa isku fuuqso oo jiritaankii Soomaaliya jiridaha u siibey, waxaana is weydiin mudan ninka dhahaaya qarniga 21aad waxaan samaynayaa Jamhad waa Saleebaan Axmed Ciise.

 

Waxaa ka sii daran isaga (xaglatoosiye) kuwa maalinta Laascaanood la qabsadey hoteelada ku qayilaayey ee Col.Yaasiin Tamaad, Cabdullaahi Cali Xirsi (Timacadde) iyo Biindho oo wasiiro ahaa markaas, oo maanta qaaraan urursi u socda oo dadka jaahwareerinaaya, ayuu ku yiri khudbadiisa Faroole.

 

Jamhadda SSC Puntland kama mid ah mana taageersanin, waxay sheegaysaa Puntland kama tirsanin waxaana ay taageero ka doonayaan dadka Puntland, xoreynta Laascaanood xukuumadda Puntland ayey u taalaa ee SSC uma taalo ayuu yiri Faroole.

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che your misinformed the khusuusi held a meeting few weeks back in Mogadishu a delegation send By the khuusuusi leaders From Buuro wadal , a cleric called Ali Muhammad Hassan from Mogadishu received the delegations , in his apartment , in the meeting were present senior leaders of alshabaab and also Military officials from the Terrorist linked group Called Alshabaab , its also not a secret Alshabaab opened a separate bank account To fund the khusuusi

Not to forget after the Little clash in buhoodle few weeks back , Between The khuusuusi/locals and Federal rep Ethiopian troops, Alshabaab were the first to send their Blessed irhaabi greetings That should ring a bell

Share this post


Link to post
Share on other sites

its also not a secret Alshabaab opened a separate bank account To fund the khusuusi

Do you have any facts? When they did open, which bank, or does the money came from?

 

You sound like Bush and cronies. You wanna discredit someone, accuse them of terrorism. Unfortunately, those days are over.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don’t have their bank account details unfortunately , and its also not something khuusuusi boost about. How ever I believe placing a roadside bomb and Killing unarmed innocent civilians , is an act of terrorism.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

kadib markii itoobiya uu qabsaday boqor muslina ayuu wuxuu lasoo xidhdhiidhay daraawiishta, nin soomaaliya oo reer hargeysa ayaa ogaadey, dabeedna dowlada igiriiska wargaliyey, halkaas ayaa boqorkii muslinka ahaa lagu diley.

 

Sayi Mohadmed ayaa gabaygii caanka ahaa tiriyey

 

wadkii oo aan dilin gaalka waa weheshanayaane

waa ninam walaala tan iyo waaga aakhiro e

nasab hadaad tihiin gaaladaad nicilahaydeene

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baarlamaanka Puntland oo maanta ka doodaya in la mamnuuco jabhada SSC,

nin soomaaliya oo reer hargeysa ayaa ogaadey, dabeedna dowlada igiriiska wargaliyey

:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this