Sign in to follow this  
Jacaylbaro

A Call for Mini-States --- Solution or Fraction

Recommended Posts

Odayaasha Dhaqanka Beesha ****** ayaa shaaca ka qaaday in maamulo u gaar ah dadka soomaaliyeed ay samaystaan islamrkaana ka madax banaan dowlada KMG ah si ay u noloshooda u seefe gareeyaan .

 

Afhayeenka Odayaasha dhaqanka beesha ****** Axmed diiriye cali oo saxaafada U warmayey ayaa shaaca ka qaaday inay taagersan yihiin maamulo gaar ah oo ay samaystaan Umada soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku abtirsada Beesha ****** .

 

Axmed diiriye oo ay saxaafdu weydiisay su,aalo ay kamdi ahaayeen hadii maamulo ka madax Banaan dowlada KMG ah sow taasi Noqonmayso Mid dowlada kasoo horjeeda ayuu waxuu ku jawaabay ,adeer waxaan u malaynayaa inaysan Jirin dowlad macno badal lihi waayo waxayba u taag la,dahay goobihii ay joogtayu marka inta laga gaarayo Dowlad dalka soomaaliya u dhalata waxaa haboon in maamulo dadku inay samaystaan si Loo Helo deris wanaag iyo nabad .

 

Hadalka nabadoon axmed diiriye ayaa kusoo beegmaya Xili ay Magaalada cadaado lagaga dhawaaqay maamul ka madax banaan dowlada KMG ah oo ay samaysteen dadka ku dhaqan deegaankaasi islamrkaana ay taageereen Odayaasha dhaqanka beesha ****** .

 

Iskusoo Wada Duuboo maaha markii Ugu Horaysay ee ay ka hor Yimaadaan siyaasada dowlada Odayaasha dhaqanka beesha ****** iyadoo ay kal Hore ay sidan u cambaareeyeen Cidiamada shisheeye ee dalka ku sugan iyo dowlada KMG ah inaysan marnaba xal U keenayn Umada soomaaliyeed iyadoo ay shacabka la Gudboon tahay inay aayahooda ka tashadaan.

 

 

 

afnugaal.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

adeer waxaan u malaynayaa inaysan Jirin dowlad macno badal lihi waayo waxayba u taag la,dahay goobihii ay joogtayu marka inta laga gaarayo Dowlad dalka soomaaliya u dhalata waxaa haboon in maamulo dadku inay samaystaan si Loo Helo deris wanaag iyo nabad .

He took the call of Maakhirian Shift

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this