Sign in to follow this  
The Zack

Faroole iyo Mesfin oo si hoose u wada hadlay!

Recommended Posts

The Zack   

mesfinfaroole.jpg

 

Madaxwaynaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa Booqasho ku tagay Magaalada Addiss Ababa Isbuuc Hore Halkaas oo uu la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Itoobiya Seyum Mesfin Safarka Faroole ayaa ahaa Dhowr Arrimood oo iskugu Jiraa Dhanka Dowlada Soomaliya Iyo Dhanka Xariiirka Puntaland Iyo Itoobiya.

 

Hadaba Faroole ayaa Golahiisa Wasiirada Iyo Maamulka Sameeyay Amar lagu siiyay inuu wax ka badalo Midaas oo sida Sawirka ka muuqata Faroole Naxdin Indhaha Taagay. Faroole ayaa la soo Gudboonatay Laba Daran mid dooro Isagoo Xiligaas Kulanka ka dhacay Hotelka Sheraton ee Magaalada Addiss Ababa.

 

Madaxda Faroole Amar lagu siiyay Inuu ka Saaro ama wax ka Badalo ayaa ah.

 

Mr. Daud Mohamed Wasiirka Qorshaynta.

 

Omar Sheikh Abdihafid Ali Yusuf, Duqa Magaalada Garowe.

 

Abdiaziz Nur Elmi Koor, Duqa Magaalada Bossaso.

 

Mohamud Farah Beldaje Duqa Magaalada Galkacayo.

 

Sheikh Abdihafid Ali Yusuf Gudoomiyah Gobalka Bari.'

 

Dhamaan Xubnahan ayaa Faroole Magacaabistood lagu eedeyay Iyagoo Qaar ka mid ah lagu eedeyay inay ka dhex abuuraan Xasilooni daro Puntland Balse ila kagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Xubanahan ay Dacweeyaan Koox ka socoto Maamulka Soomaliland oo uu hogaaminaya Mr Ducaale oo ah Wasiir Arrimaha Dibada ee Maamulka la magac baxay Somaliland ee Waqooyi Galbeed.

Labada Maamul ayaa Itoobiya isku Dacwayana Itoobiya, Itoobiyana ka dhex Noqotay Police.

 

Ayaan darida haysata Shacabka Soomalia ayaa mid ak mid ah Barlamaanka Itoobiya ku sheegay in Itoobiya u Yeedhiso kooxan Hargaysa Iyo Garoowe in loo yeeriyo Cida Xilka u qaban Midaas Xubin Barlamaanka Itoobiya ah ku Tilmaamay Aayaan Dari Masiibo ah oo Soomalida Maskaxiyan Xor aysan u ahayn waxan ay meesha ku dhoo dhoobeen.

 

Sidoo Kale Itoobiya ayaa u sheegtay In Madax Sirdoonka PIS ee PUNTLAND Cismaan Diyaano oo ay Itoobiya siiso Taageero Dhaqaalo, aysan Faroole ka ogolaayanin inuu Casilo.

 

Isku soo duu duuboo Labadan Maamuladan ayaan waligood ka degaynin Faragalinta Siyaasadeed ee Itoobiya Iyadoo Shacabka ku Nool Gobaladaasna ay Yihiin kuwa Xaqiiqda Maamuladooda aysan waxba ka ogayn.

 

Og@dentoday.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faafan   
The sad state of the Somali today, they have lost all forms of dignity...Addis Ababa is there Mecca, every one of there lame leader's must make there rounds.

Share this post


Link to post
Share on other sites
who-me   

Ciyaalki caana boorahana puntland bay ku tirsaasen. War puntland dad baa iska leh ee danahiina ka raacda ha ku habsaaminee.

 

Cidii qas iyo anshax xumo la tagtana sharciga baa lala tiigsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this