Sign in to follow this  
Qudhac

MORGAN WAR SPREADS > MORE WARLORDS JOIN IN

Recommended Posts

Qudhac   

Abaabul Dagaal Oo Ay Wadaa Golaha Samatabixinta.

 

 

 

Hobyonet.Muqdisho.Arbaco September 08,2004.

 

 

 

Wararka naga soo gaaraya Gobolada Jubooyinka ayaa sheegaya in Golaha Samatabixinta ayaa wadaan diyaar garow xoogan iyadoo wararka naga soo gaaraya Degmada Baardheere ay sheegayaan in maleeshiyaad ka tirsan Isbaheysiga Dooxada Jubba oo ku hubeysan ilaa 30 gaadiidka dagaalka ay ku soo dhaqaaqeen degmada Saakow waxaana la sheegay iney ku soo biiro doonaa maleeshiyaad kale oo daacad u ah Gudoomiye kuxigeenka RRA-da Mr. Maxamed Ibraahim xaabsade oo iminka ku sugan degmada Diinsoor kuwaasoo si wadajir ah u u aadi doono degmada Bu’aale,

 

dhanka kale waxaa la sheegay maleeshiyo daacad u ah Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose lagu xoojiyay maleeshiyo & Tikniko uu leeyahay Hogaamiye Kooxeedka Muuse Suudi ay fariin ka sameysteen Degmada Jilib kuwaaSoo iyagna la sheegya iney u dhaqaaqi doonaan dhanka Bu’aale,

 

dhanka kale waxaa malintii shalay tuulada dhamas oo ka t irsan degmada ceel waaq ee Soomaaliya soo gaaray Gudoomiyaha Isbaheysiga Dooxada Jubba Col.Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa safar dhulka ah soo maray kadib markii sida la sheegay laga hor istaagay inuu diyaarad ka soo raaco garoomada dalka Kenya, wuxuuna xalay saqdii dhexe soo gaaray degmada Baardheere.

 

----------------------------------------------

 

 

this was always the danger that all these other shady character will get dragged in, i wonder what the wider ramification of this conflic spreading amongs different millirias and different political groups is and if anything an be done to avoid the conflic spreading.

 

isnt it any surise the likes of yalaxow are already in the thick of the action

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this