Sign in to follow this  
QabiilDiid

national forces to protect the government and its teams are already in place.

Recommended Posts

Good news indeed..

 

BEESHA CAALAMKA OO OGOLAATAY TAAGEERADA SOOMAALIYA (Shir Jaraa’id uu qabtay Ra’iisul Wasaare Geedi)

 

Ra’iisul Wasaare Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in beesha Caalamka ay ogolaatay sidii ay uga taageeri laheyd dhinaca dhaqaalaha Xukuumada Soomaaliya ee uu ra’iisul Wasaaraha ka yahay, isagoo sheegay in kulankii shalay ee ay a yeesheen beesha caalamka ay u gudbiyeen baahida iyo waxyaabaha beesha caalamka looga baahan yahay isla markaana ka aqbaleen xubnihii shalay ee ka socday dalalka deeqda bixiya.sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha waxaa uu sheegay in waxyaabihii ay ka codsadeen beesha caalamka in ay ka mid ahaayeen taageerada dhinaca Nabada iyo dib u dhiska dalka.

 

Shir jaraa’id ee uu qabtay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa garbahiisa fadhiyay Wasiirka Arimaha Dibada Prof. C/laahi Sh. Ismaaciil, Wasiirka Iskaashiga Gobolka Ismaaciil Hure Buubaa, iyo Wasiirka Warfaafinta Maxamuud C/laahi Jaamac (Sifir) isla markaana ah Ra’iisul Wasaare Ku xigeen, sidoo kale shirkaasi Jaraa’id waxaa koob joog ahaa Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo isna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in Qaramada Midoobay aysan ka lug jiideyn wax u qabashada Soomaaliya diyaarna ay u yihiin wax ka qabashada dib u dhiska iyo dhinaca Nabada.

 

Cali Muxiyaddiin Cali muxiyaddiin@hotmail.com

Midnimo Information Center

Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

looool

 

is that why mr c/y amxaar is still sitting in doofar farm in kenya shaking like leaf at the prospect of returning to the country where he is suppose to be president :D

 

 

expect mr amxaaro to announce soon that he is in fact the president of imbaghati and not somalia at all. :D

 

 

loool afbiijo iyo xamar maxaa kala haysta its now the end of march when he wants to even start thinking of crossing the border :eek:

 

kenyans must be shaking their heads thinking what have they got themselves into. wadankoodii ayaaba lagu haystaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this