Sign in to follow this  
Nationalist

Australian British tourists arrested by Bosaso police

Recommended Posts

Laba Nin oo u Kala Dhashey Britain iyo Australia oo lagu qabqabtay Magaalada Boosaaso

Boosaaso - 13.Jan.2005 Ciidanka amaanka ee magaalada Boosaaso ayaa waxay gacanta ku dhigeen rag ajaanib ah oo ay dhalashadoodu kala ahayd UK iyo Australia. Labada nin ayaa waxa lagu kala magacaabaa Dean Fiore oo Australian ah iyo Adam Zeller oo u dhashay dalka Ingiriiska, Taliyaha laanta socdaalka ee gobolka Bari Dhamme C/qaadir Ciise Cismaan ayaa idaacada SBC u sheegay in waddanka ay ku soo galeen nimankani sharci daro sababta loo soo qabtayna ay sidaas tahay.

 

Niman.jpg

 

Adan Zeller, oo Ingiriis ah ayaa waxaa uu SBC u sheegay in ay dalxiisayaal ahaayeen kana yimaaddeen waddanka Koonfur Afrika haddana ay dalxiis ugu soo kicitimeen Soomaaliya gaar ahaan deegaammada Puntland iyo Somaliland.

 

Dalxiisayaashaasi ayaa waxay sheegeen in aanay wax dhibaato ah la kulmin intii ay joogeen Puntland.

 

Juxa.jpg

 

Si kastaba ha ahaatee labadan nin ayaa waxa ay sheegeen in ugu dambayntii la sii daayey oo ay sii daayeen ciidanka booliska ayna sheegeen in ay u sii baqooli doonaan dhinaca Somaliland ugana sii gudbi doona S-Afrika iyaga oo sheegay in ku safri doonaan safar xagga dhulka ah.

 

Maxamed Cali Juxaa

SBC Boosaaso

:D They should have let them stay in jail for at least a few months. Could these lads be of the tv-programme MTV the Trip? Who knows?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taliyaha laanta socdaalka ee gobolka Bari Dhamme C/qaadir Ciise Cismaan ayaa idaacada SBC u sheegay in waddanka ay ku soo galeen nimankani sharci daro sababta loo soo qabtayna ay sidaas tahay.

looool@sharci darro. Soomaaliya niman baaba sharci darro ku hogaamiya ama haysta dhinac kastaba. I wonder which embassy these guys should have approached for Visa?@lol..I think nowhere. I am not suprised if this was a check up for security because not necessarily these guys but anyone could come into the country for all the wrong reasons but atleast this is a big boost for Somali tourism, where atleast few are trying to offer its share of this industry.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

They should have let them stay in jail for at least a few months

No sxb not gain in doing that, just take away their passports, laba kale haku soo dhoofaan :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Qorshel:

No sxb not gain in doing that, just take away their passports, laba kale haku soo dhoofaan

^^^ Looooool....I love this nice one sxb...very inventive...!

 

36_12_6.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this