Sign in to follow this  
Laba-X

Walle waa laysa soo galay...

Recommended Posts

Originally posted by Baashi:

^That's what I thought
:D
. Eed, tuhun, iyo in xukun la iska rido fahamkaagu ma dhaafsiisna. Macnihii inna rag lagu yiqiin iima muuqdaan. Waxa aan aqiin nin hadalkiisu qabad leeyahay oo haddii hadal ka dhaco ama ka gar baxa ama dad ka raali galiya.

 

Kaligii Muslinoow waa taa oo aad heshaa dad badan oo kula soo Jihaada ama annigu xataa ma fogi oo hadaad ii nasteexayso waxa suuro ah in nuurka kuu baxay uu Alle ii baxiyo oo aan safka wax ka soo gale ma haysaa macne dhaafsiisan anaa irri addiguna munaafaq baad tahay boowe
:D
?

Walaalow na kala wadi, waxba kaa dheefi maayee! lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this