Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Gov. Suspended Ethiopian Airlines

Recommended Posts

u2d2007616155754fggggggvk0.jpg

 

 

hadhwanaag 2007-06-16 (Hadhwanaagnews) Hargeysa (HWN):- Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cade ayaa daboolka ka qaaday inay joojiyeen duulimaadyadii shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline ku iman jirtay Hargeysa, isla markaana ay Somaliland ku adkeysatay inaan la baadhi karin Madaxda sare qaranka.

 

Md. Cali Maxamed waran-cade waxa uu cadeeyey sababta keentay inay istaagaan duulimaadyadii shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline ku iman jirtay Somaliland ay ka danbeysay kadib markii baadhista lagu sameeyo dadka dayuurada raacaya oo lagu daray qaar ka mida madaxda qaranka oo la isku qabtay.

Sida waxa uu wasiirku ku sheegay mar uu caawa idaacada Radio Hargeysa u waramayey.

 

“Xukuumada Somaliland waxay ku adkeysatay inaan la baadhi karin Madaxda sare ee qaranka.” Ayuu yidhi Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md. Cali Maxamed Waran cade oo sawir ka bixinayey inaanay marna suurtagal ahayn in la fatasho ama labaadho Madaxa sare qaranka.

 

Md. Cali Maxamed Waran-cade oo sharaxaad ka bixinayey sababta keentay inay duulimaadyada shirkada Ethiopian Airline hargeysa ku imanaysay ay istaagaan, waxa uu yidhi. “Sababta keentay inay istaagaan duulimaadyada Shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline ay ka danbeysay kadib markii ay baadhista nabadgelyada dadka raacaya dayuurada ay ku dareen qaar ka mida Madaxda qaranka, taas oo la isku qabtay, markii uu Gudoomiyaha Golaha wakiiladu u safar ugu baxay dibada aanu ka diidnay in la baadho”.

 

“Waxaanu joo-jinay duulimaadyadii Shirkada Ethiopian Airline ay Hargeysa ku imanaysay ilaa intaanu meel wax isla dhigayno” ayuu yidhi Wasiirka Duulista iyoHawada Somaliland Cai Waran-cade ayaa daboolka ka qaaday inay joojiyeen gebi ahaanba duulimaadyadi shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline ay hargeysa ku imanaysay.

 

Md. Cali Maxamed Waran-cade waxa uu tilmaamay inay wada hadal u socdaan madaxda shirkada dayuuradaha ee Ethiopian Airline cida la baadhi karo iyo cida aan la baadhi karin ee hab ma’amuuska qaran huwan.

 

Arrintan ayaa ka danbeysay kadib markii shaqaalaha shirkada Ethipian Airline ay baadheen weftigii uu hogaaminayey Madaxweynaha Somaliland xubnihii wasiirada ee la socday, waxa isna diiday in la baadho Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Md. C/raxmaan Maxamed C/laahi [C/raxmaan Cirro] oo maalintii khamiista ee todobaadkan u duulay dalka dibada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Duulista Sl Oo Sheegay Inay Joojiyeen Duulimaadyadii Itobiyan Air Line

 

 

Hargeysa(Qaran)Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md Cali Max’ed Warancade ayaa sheegay in joojinta duulimaadyada Shirkada Itoobiyan Air-Lines ay ka danbeysay ka dib markii ay xukuumad Somaliland ku adkaysatay in aan la baadhi karin masuuliyiinta.

 

Wasiirka oo caawa u waramay Radio Hargeysa ayaa sheegay in arintani ku timi ka dib markii baadhista nabadgelyada dadka la baadhayo ay ku dareen masuuliyiinta qaranka taas oo laysku qabtay ayuu yidhi markii khamiistii todobaadkan aynu ka soo gudubnay safar uu debeda ugu baxayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada isla markaana aanu talaabadaa ka diidney.

 

Waxa kale oo Md Warancade intaa raaciyey inay joojiyeen duulimaadyadii shirkada inta ay meel wax isla dhigayaan, Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inay socdaan wadahadalo la xidhiidha cida la baadhi karo iyo cida aan la baadhi karin ee huwan maamuuska qaran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Duulista Sl Oo Sheegay Inay Joojiyeen Duulimaadyadii Itobiyan Air Line

 

Hargeysa(Dhambaalnews)RadioHargeysa-Wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland Md Cali Max’ed Warancade ayaa sheegay in joojinta duulimaadyada Shirkada Itoobiyan Air-Lines ay ka danbeysay ka dib markii ay xukuumad Somaliland ku adkaysatay in aan la baadhi karin masuuliyiinta.

 

Wasiirka oo caawa u waramay Radio Hargeysa ayaa sheegay in arintani ku timi ka dib markii baadhista nabadgelyada dadka la baadhayo ay ku dareen masuuliyiinta qaranka taas oo laysku qabtay ayuu yidhi markii khamiistii todobaadkan aynu ka soo gudubnay safar uu debeda ugu baxayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada isla markaana aanu talaabadaa ka diidney.

 

Waxa kale oo Md Warancade intaa raaciyey inay joojiyeen duulimaadyadii shirkada inta ay meel wax isla dhigayaan, Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay inay socdaan wadahadalo la xidhiidha cida la baadhi karo iyo cida aan la baadhi karin ee huwan maamuuska qaran.

 

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yep ,, they came up with this new policy which they ever had (apparently coz there is a new admin) and the government suspended the airline until the problem is solved. It won't take long though ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

looool ,,,,, the airlines are kinda independent of their policies and procedures. That is why they sometimes bring something sillly ,,,

 

even if not solved they can go ,,, who cares ,,, they were not there before and we were fine ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

^lol...pump. this gotta be a pay back for the airport incident in Addis!! lool

 

hey, by any chance did Riyaale go to Ethio with their airline?? lol..

Share this post


Link to post
Share on other sites

From what I have heard, the concerned minister was a bit drunk and aggressive at the time of incident. Also, it was Ethiopian Airlines that first told the media it was cancelling its Hargeisa route, the SL Government probably wanted to save its face and make it look like they were behind the decision. In any case it's extremely ridicilous for top politicians to make such a big situation out of this, so publicly. Just recently, swedish foreign minister Carl Bildt had to travel without his bodyguards after they got stopped at Heathrow, so he was travelling without security to Sweden, no fuss about that, he only wrote in his blog "this is the state of affairs in our world today". And here we have an unrecognized, completely persona non grata "politician" complaining about being searched. If the SL admin think their so untouchable, why dont they charter their own jet or buy one instead of travelling with the usual Faaraxs?

 

 

Secondly, this is a zero-sum game where Somaliland has lost and if this situation is prolonged it will cause significant economic repercussions. Just think of the thousands of diaspora settlers that had easy access to an international and professional carrier that could bring them comfortably to Hargeisa and which now will have to look after other, low-quality airlines like Daalo (yes, Daalo sucks, any customer survey will show this). I'm not saying nobody will travel with other airlines to get to Hargeisa, I'm just saying that this number might decrease because of this.

 

I'd also like to add that since Ethiopian Airlines is fully government owned, I wouldn't be surprised if they started flying to Aden Adde International or Bosaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

unrecgonized by who is the q?? i mean, aint nuff that you are a human being alive in this planet and one is entitled to his homeland?

 

does recgonization by the un mount to didley these days?? isnt the un a usa puppet these days?

 

i believe the un days are ticking away. Everyone humans are entitled they accord. thats a good given right. no white man can dedicate that no more. when these ppl return what they looted from the africans, then we can talk. till then f off plz.

 

peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

what you've heard about the minister was drunk is a lie sxb ,,,, they lied to you don't know why :D

 

 

Every governement has its own policies and ways to treating such companies, if the swedish foreign minister chose not to bring this to the public then well, somaliland has its own way too ,, they probably chose this way to be the best.

 

The number of the diaspora coming to the country did not and never depended on the ethiopian airlines flights ,, they were even more when the airline is not in operation in somaliland. They'll simply change the root and come via Dubai as usual. Just see how Daalo quickly benefited from the ban of the ET since yesterday when everybody booked on Daalo from Addis to hargeisa ,,,,,,,,,,,,,, So NO WORRIES at all ,,

 

The ET has lost millions of dollars they've been collecting and for sure they not gonna miss that. nimankan waa la fahmay oo wax ka lacag jeceli ma jiraan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Gordon Grekko, any proof of the minister being drunk or that Ethiopain Airlines pulled out before the SL authorities announcement? I heard this and i heard that will not cut it here on SOL. I'm sure your aware of that already.

 

The rest of your post is not worth it really.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Nope, cant confirm from news sources but its not a secret that certain 'SL politcians' drink. I happen to know a manager at the airport though which I received this info from but sure, lets sweep it under the carpet for now.

 

Regarding the issue on who was first to dismiss the other; my impression from BBC radio and from the article at Somaliweyn.com was that it initially was a decision from Ethiopian Airlines and that the SL ministries comments came after that.

 

http://www.somaliweyn.com/pages/news/June_07/16June28.html

 

I heard this and i heard that will not cut it here on SOL

I'm gonna bookmark this one to see if you practice what you preach.

 

The rest of your post is not worth it really

Easy there buddy, I sense compressed anger in your posts. Why dont you elaborate more articulately on why you think my post is useless instead of resorting to petty oneliners?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this