Sign in to follow this  
Jacaylbaro

JANJAWIID ??????????

Recommended Posts

Dagaalo Dhowaanahanba ka soconayey deegaanka xeebta ah ee kudhaa Koonfurta fog ee soomaaliya ayaa waxaa halkaasi gacanta ku haynteeda la wareegay dagaalo soo Noqnoqday Kadib jabhada la sheegay inay la magac baxday janaanjawiid.

 

Dagaalada ka dhacay jasiirada kudhaa oo koonfur galbeed kaga beegan dhinaca xeebta magaalada kismaanyo ayaa la sheegayaa inay dagaalo kadib saaka wararka naga soo gaaraya ay halkasi ay sheegayaan inay gacan ku haynteeda la wareegeen jabhad la sheegay inay ka dhaltay dadka deegaankaasi ku Nool islamrkaana dagaalo la gashay sida wararku nagu soo garayaan Milayshiyaad la sheegay inay kasoo jeedaan beesha ka talisa magaalada kismaanyo ee ***** ********* .

 

Sidoo kale dagaalkan oo la sheegay inuu salka Ku hayey Gacan ku haynta deegaanka xeebta ee Kudhaa iyo dhamaan jasiiradaha yar yar ee ku yaala koonfurta Fog ee soomaaliya ayaa Jabhadaasi dagaalo qaraar kula gashay milayshiyaad la sheegay inay kasoo jeedaan beesha ***** islamrkaana kaga awood roonaaday halkaasi iyadoo saaka la sheegayo inay gacanta ku hayaan deegaanka xeebta ah ee Kudhaa ee koonfurta Fog ee soomaaliya jabhada la magac baxday janaanjawiid .

 

Dagaaladan deegaan ku dirirka ah ee koonfurta soomaaliya ayaa kusoo beegmaya xili uu Gobolka Jubada Hoose xaruntiisa kismaanyo Qulqulatooyin ka dhashay xarig jiidadka siyaasadeed ee u dhexeeya beelaha wada dega halkaasi .

 

 

 

 

 

Afnugaal

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

They are General Morgan's former Militia, all of his militias in the Jubba split into two, most of them joined the TFG while those left formed this Janjawiid wing... they are based in a place called Qandal just outside Kismayo and roam around the Lower and Middle Jubba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dee Ilaahay yaab buu ii keenay ,,, Suudaana xagay idinka soo gashay baan is idhiye ,, :D

 

 

Sowtan yamyam iyo qadaadwayn isugu timid ,,,, loooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this