Sign in to follow this  
Rokko

Dahabshiil and Ambassador Hotel owners accused of paying Qaaraan to attack Laascaanod

Recommended Posts

Rokko   

Hargeysa(RadioLascaanod)17-02-04 Salaasa:-Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in ay wali wadaan ganacsatada Hargeysa Iyo Burco, sidii ay garab u siin lahaayeen Gardarada Riyaale ee uu Colaada Ku hurinayo.

 

Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaadhay Hargeysa waxa ay sheegayaan in ay wali ku jiraan ururinta qaadhaanka lagu taageerayo Malayshiyada Riyaale, si ay dagaal ugu qaadaan Gobolka Sool.

 

Waxayna intaasi ku darayaan in ninka iska leh Hutelka weyn ee Ambastor, uu ku deeqay lacag iyo Gaadiidba, waxa kale oo iyaguna kaalmo ku deeqay Gardarada Riyaale Ganacsatada dhexe ee ku dhaqan Burco iyo Hargeysa.

 

Waxaa jirtay in ay Hore kaalmooyin deeq ah oo lagu taageerayo Malayshiyada Riyaale ay bixiyeen maalqabeeno ka soo jeeda Hargeysa iyo Burco, kuwas oo ay ka mid ahaayeen Cabdi Cawd(Indha Deero), Dahab shiil, Ina Boodhle Iyo kuwo kale oo badan.

 

 

 

http://www.radiolascaanod.com/demo/index.php?art_id=395&categ=&expand=&file=view_article.tp

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nasir   

hahahahahahahahaha This is funny

thanks for the laugh man I was geting boored in the net runtii I was about to bounce and I saw your little pitty post but it sure gave me a moral boost, I will go ahead and donate some money to somaliland's fight against terrorism right now :D

 

in the words of faisal ali waraabe

ilahay baa mahadle

maxamed baa sharafle

somaliland baa guule

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

MobDeep, Do you know where the ambassador hotel money come from?

 

it has taken from the british government in the name of the Somali Community, but instead of helping those who in need both here and back home it was build a luxury hotel in hargeysa and it's not surprise if it's used to fuel the civil war in back home redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

^^^waryaa stop talking that merfish talk, you dont know the ppl yr talking about or the way money was raised so please stop jumping on the somali bandwagon stop talking of things you have no idea about,,,,,, :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this