Sign in to follow this  
Abwaan

Maxkamadaha oo Daynuunaay haysta....lol...This is from Allpuntland..................

Recommended Posts

Abwaan   

Daynuunay: Maxkamaddaha oo weli gacanta ku haaya Daynuunaay oo wax yar u jirta Baydhabo

1. December 2008

 

 

Daynuunay(AllPuntland)-Xaalada Deegaanka Daynuunaay ayaa maanta degan kadib markii shalay gelinkii danbe dagaal uu halkaas ku dhex maray maliishiyo ka tirsan Maxkamadaha iyo Maliishiyooyin halkaasi bar kontorool ku lahaa.

 

Daynuunaay oo 22-Km u jirta Magaalada Baydhabo ee xarunta Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hore waxaa xarun ciidan ugu lahaa Ciidamada Dowladda, kuwaasoo bilo ka hor halkaas ka guureen, waxaana ilaa iyo maanta deegaankaasi gacanta ugu jirtaa maliishiyooyinka Maxkamaddaha ee shalay la wareegay halkaasi.

 

Saraakiishii hoggaamineysay maliishiyooyinka Maxkamaddaha ayaa goob fagaare ah dadweynaha deegaanka kula hadleen iyagoo u sheegay in aysan wax dhibaato ah u wadin balse ay ka soo horjeedaan maliishiyooyin ay sheegeen in ay dadka lacago sharci daro ah ka qaadi jireen, waxayna ka codsadeen dadweynaha in ay ku soo wargeliyaan hadii ay arkaan jidgooyo dadka lacag sharci daro looga qaadayo.

 

AllPuntland, Daynuunaay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol...can one imagine allpuntland writing this...Malaha maxkamadaha, muqaawammada iyo shabaab ayey ku biiri rabaan...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Abwaan:

lol...can one imagine allpuntland writing this...Malaha maxkamadaha, muqaawammada iyo shabaab ayey ku biiri rabaan...

I wouldn't be surprised - cause Yeey is on the brink of joining muqaawamaada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Juje:

wouldn't be surprised - cause Yeey is on the brink of joining muqaawamaada.

lol...oo application miyuu xaraystay? Yaase go'aan ka gaaraya inuu Muqaawamada ku biiri karo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Abwaan:

quote:Originally posted by Juje:

wouldn't be surprised - cause Yeey is on the brink of joining muqaawamaada.

lol...oo application miyuu xaraystay? Yaase go'aan ka gaaraya inuu Muqaawamada ku biiri karo?
Ya uu diidi kara? JB saxiibkis oo la yirah Sheek Karate wu ku jiraaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this