Sign in to follow this  
Gordon Gekko

Insurgents Beledwayne bridge bombing failed

Recommended Posts

Most certainly it's the "xoogaga xaq-u-dirirka" that once again are trying to copy the Iraq style insurgency of bombing bridges. The futile somali insurgents activity was however uncovered by ordinary people living in the area. This also confirms the before mentioned fact about the so called insurgency in Somalia stated by Mr. AliHashi: An insurgency with no mass internal support and a formidable external backer is not much of an insurgency but rather a hopeless struggle.

 

Pearl of wisdom 2: Ever wonder why the nationalist fervor is limited to a few neighborhoods in Mogadishu but not throughout the rest of the country? How interesting!

 

Baladweyne, Jimco, April 27, 2007 Simba Radio

 

Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay gacanta ay ku dhigeen rag Miinooyin ku aasayay sida ay sheegeen Buundada Baladweyne.

 

Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Xuseen Muxumed ayaa sheegay in ragaasi ay maamulka kusoo wargaliyeen dadka deegaanka isla markaana lasoo qabtay.

 

Xuseen waxuu sheegay in ragaan la qabtay ay hada su'aalo ku weydiinayaan saldhiga Baladweyne, isla markaana la ogaan doono waxa ku kalifay inay miinooyin sida uu sheegay ay ku aasaan buundada.

 

Xuseen waxuu balan qaaday inay Saxaafada usoo bandhigi doonaan warbixinta kasoo baxda su'aalaha ay haatan weydiinayaan.

 

Arintaan ayaa waxaa aad u cambaareeyay dadweynaha ku dhaqan Baladweyne oo intooda badan adeegsan jireen Buundada Baladweyne.

 

http://www.simbanews.com/news/News%2027%20Apr%206.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this