Sign in to follow this  
Rokko

Trade between Puntland and Ogadein region of Ethiopia skyrocketing

Recommended Posts

Rokko   

Ganacsiga Gobollada Puntland Iyo ********ya oo sii xoogaysanaya gaadhayna heerkii u sareeyay

Axmed Amiin

Somalitribune.com

6/5/05

 

 

Ganacsiga Gobollada Puntland Iyo ********ya oo sii xoogaysanaya gaadhayna heerkii ugu sarreeyey, Ganacsiga kayimaada ********ya ee yimaada Puntland/Waqooyi-bari waxaa kamid ah.

 

1. Xoolaha nool iyo wax soo saarkooda(Livestock and Livestock by products)

 

Waxaa si xawli kusocdo maalinba maalinta kadanbeysa usoo kordhaya ganacsiga xoolaha nool iyo wax soosaarkooda,xoolaha nool waxay uqaybsamaan ee laga dhoofiyo dakadaha puntland sida;Dibida iyo Lo'da goolaha ah,Adhiga(Jar iyo dabaax),Geela/Awrta waxaa kaloo iyana kamid ah waxsoosaarka xoolaha sida;Hargaha iyo saamaha(hide/Skin),Subagga,Caanaha Iwm,caanaha oo kale waxaa lagaga soo qaadaa baabuur deegaannada Wardheer,Bookh,Gallaadi,Shilaabo waxaana aad looga isticmaalaa magaalada Gaalkacyo iyo gobollada udhow.

 

Waxaa kale oo ********ya/deegaanada soomaalida *******ya kayimaada waxaa kamid ah waxyaalo aad ubadan sida raashinka daruuriga ah sida;Masaggad,Gallayda,Baradhada,Basasha,Toonta oo kabaxa shabeelle/Qallaafe,dhoobaweyn iyo Banka Qorraxay.waxaa kale oo iyana aad loo keenaa Midhaha iyo yicibta oo aad ooga baxa dhulka ciidka ah iyo Suubaanka.

 

Ganacsiga kayimaada puntland ee aada gobolkaas aan kor kusheegnay waxaaa kamid ah Dharka,Bagaashka iyo cuntada quutul daruuriga ah ee kasoo dega dekadda bosaso iyo gaadiidka noocyadiisa kala duduwan oo ay dadka deegaanka soomaalidu sixor ah oogala soo degaan dekadda Boosaaso,waxaana kugu adkaanaysa haddii aad tagto dekadda bosaso ruuxa udhashay gobolladan puntland iyo kuwa kayimaada ******ya inaad kala garatid habayaraatee majiraan wax midab kala sooc ah,waxaana taas sii sahlaysa iney Puntland go'aansatay hadda kahor iney barnaamijkooda dhaqandhaqaale ahaado mid fur furan(Open market).

 

2. goobaha ay ka kalayimaadaan ganacsatada gobolka ********ya

 

Ganacsato kakala yimid meelaha fog fog/durugsan ee gobolka ******ia waxa ay warqabadka somalitribune usheegeen iney kala kulmeen dad weynaha Puntland soo dhoweyn xad dhaaf ah,waxayna sheegeen iney awal hore kaganacsan jireen Hargeysa ay haddana usoo wareegeen xaggan kaddib markii ay lafohooda iyo hantidoodaba ucabsadeen,waxaa kamid ah meelaha ugu fog ee aan arkay waxaa kamid ahaa wiilal dhallinyaro oo kasoo safray Xamaro iyo Baabili iyo Jarrati midka mid ahaa dadkii aan lakulmay waxaa kamid ahaa ganacsato reer dhagaxbuur ah oo ay hadalladoodii kamid ahayd"waddooyinkii labaxay wadda bariis hadda waxay isu rogeen waddo aboor". Iadagoo taas uga dan leh in markii hore ay u safri jireen Hargeysa.

 

LINK: http://www.somalitribune.com/html/article.php?sid=2610

Share this post


Link to post
Share on other sites
seattle   

IT'S NOW BIG DEAL IT'S JUST TO CLOSE BROTHERS DOING BUSNESS AND THAT'S THE WAY IT IS AND ALL WAY'S WILL BE AND ALSO PUNTLAND IS EVERY'S FRIEND

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

This is a wonderful news. I know that environmental conditions in Ogadania haven't been very favourable with regards to the agriculture and the livestock in the region...but it's great that things are looking better.

 

and yea...it's about time they found new trade customers although it may cost them more to travel that far :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this