Naxar Nugaaleed Posted March 5, 2007 Somali first lady visit Kuwait's Scientific Center KUNA (Kuwait News Agency) RELATED NEWS » Rafsinjani's spouse visits Kuwait's Scientific Center on Sunday 16Apr06 » Prince Al-Walid bin Talal in Beirut 10Jun03 KUWAIT, March 4 (KUNA) -- The Spouse of visiting Somali President visited on Sunday Kuwait Scientific Center which is affiliated to Kuwait Foundation for the Advancement of Science. The Somali First Lady got acqauainted with what the Center was offering and the message it was conveying to spread knowledge, history and preservation of heritage and environment. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted March 5, 2007 [3/5/2007] Murwada M/weynaha Soomaaliya Oo Booqatay Xarun cilmi Baaris News/Articles >Members of French Tourist Team Not Abducted: Federal Security Official >Kororso Aqoontaada si aad wax badan u ogaatid >Ugandan Leader Bids Farewell to Troops for Somalia >sidee ayay ku abuurantay jabhadii s.n.m faalo >" Yuu yahay ayaa yaq-yaqsi leh...!!!" >MURTISOOR: (Maceeye, Murreeye, & Milxiye) Q. 1aad >Uganda Promises to Aid, Protect Somalia Waraysi Maqal ah >Wararkii caawa VOA halka ka dhegeyso >Asha Ahmed Cabdale oo ka hadashay xaalada Baydhabo. >Heestii 2aad ee Abwaan Salax oo ahayd Soomaloo Israacdoo Kuweyd:-Murwada M/weynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya iyo wafti la socday ayaa galabta kormeer ku soo martay Xarunta Cilmi Baarista Ee Iskaashatada Kuwait ee Cilmi Baarista. Morwada M/weyne Yusuf oo booqonaysa Xarunta Cilmi baarista Kormeerkan Marwada M/weynaha Soomaalia waxaa ku weheliyay masuuliyiin Kuwaitiyiin ah iyo qaar ka tirsan Jaaliyada Soomaalida ee Dalka Kuwait.oo ayagu la socday Marwada M/weynaha Soomaaliaya. Morwada M/weyne Yusuf oo ku guda jirta Booqashadii Waxaana halkaas sharaxaad ay ka dhegaysatay Madaxa Hay,ada oo sharaxaad ka bixiyay taariikhda dhismahan taariikhiga ah iyo tilmaanta uu huwan yahay kaasoo ka turjumaya kobcinta taariikhda iyo dhawrista hidaha iyo dhaqanka iyo badbaadinta degaanka. Morwada M/weyne Yusuf oo la socota Hawenayda Haysa Safarka Madaxweynaha iyo waftiga la socda ee hada ku sugan wadanka Kuweyd kala soco allsanaag.com caawana wuxuu madaxweynuhu la kulmayaa Jaaliyada iyo madax kale oo ka socda wadamo kale wixi ka soo baxa kala soco allsanaag.com. Maxamuud Cali Belbel news@allsanaag.com Quote Share this post Link to post Share on other sites