Sign in to follow this  
Member-sol-

Sheekh Umal u ku tilmaamay sh. sharif nin ka tanaasulay....

Recommended Posts

Muxadaradii salaada Jimca ee masaajidka 6ka ee Nairobi, ayuu sheekhu ka hadley Thabaat (ama sugnaansho), iyo in aan laga tanaasulin mabaad'ida diinta islaamka.

 

Wuxu si cad u sheegay in qolada Djbouti eey ka tanaasuleen shareecada islaamka, eeyna qaateen waxa loogu yeero qanuunka axdi qarameedka.

 

 

Wuxuu calaama suaal korsaaray Iimaanka qofka ku dhaarto in uu difaaco waxaan aheyn quraanka kariimka,

 

Muxaadarado dhan halkan ka dhagayso>>

 

http://www.halgan.net/Mp3/KhudbadiiShMaxamedCabdiU mal.rm

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haarun   

I always treasure Sheikh Umal's observations and like always,he told the truth just as it is.Unfortunately lets see where the western style democracy takes Mr.Shariif and all those that are with him ideologically.

 

This was an important Contributions Hamza.Keep up.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Masha'alah this is a great point that Sheikh Umal is making, however I believe Sheikh Umal have pressumed before like many others that Sheikh Shariif was leading the UIC and other organisation with 'religious' title's to introduce Sharia law and rule Somalia by it... that was the mistake, we have said it many times, Sheikh Shariif and his group were in it not because of Diinta in la isku dhaqo waaye but for power and politics.... simple as that...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walaal sheekha meel fog buu wax ka fiiriniya.

 

Niman culumo isku sheega ayaa la dhacsan in dawlada dhimatay wax lagu darsado, sida kuwa isku sheega culimada dhexdhexaadiska, ooy sheegeen in sh. umal taageersanyahay barnaamijkooda.

 

 

Tanu waxey cadeyn u tahay nimanka xamar jooga in eeysan waafaqsaneyn culimada waaweyn.

 

wsc wr wb

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Walaal, all I was saying is that, nimanka uu culumada umalaynaayo Sheikh Umal uu isleeyahay diinta bay kudhaqmayaan, waa niman siyaasad doon ah ee diin shuqul kuma lahan - that was the only point I was making.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this