Sign in to follow this  
General Duke

Garaad Cabdulalhi Cali Ciid The people of Puntland must support their government

Recommended Posts

Garaad Cabdulalhi Cali Ciid oo Sheegay in Shacabka Puntland looga baahn yahay in xukuumada la shaqeeyaan

 

(Garowe) RBC: Garaad cabdullahi cali ciid oo ka mid ah Waxgaradka Puntland sida wayn looga qadariyo oo qudbad ka jeediyay munaasabada 12 guurada Puntland ee ka soo waregtay xiligii la aas aasay ayaa sheegay in ay soo dhawaynaayan Calanka cusub ee puntland ee caawo la saaray waxuuna sheegay in calankaa uu yahay mid Puntland aqoonsi u ah balsa aysan ka bixin Soomaaliya oo qayb ka tahay.

 

Waxuuna sheegay in arintaa ay tahay mid Waxgaradka Puntland uu ku amaanay Xukuumada maadama dadaal u gashay in ay ku tiaabsato in amuurtaan maanta Puntland gashay waxuuna sheegay in calankaa uu yahay mid dhamaan reer puntland uga baahn in la ilaaliyo oo la siiyo tixaglin gooni ah.

 

Garad Cabdullahi cali ciid aaya xili uu ka hadlayay Burcad badeeda ugu baaqay kooxaha burcad badeeda Soomaalida in ay ka waantoobaan waxyaabaha ay ku dhaqmayaan waxuuna sheegay in tilaabooyinka ay qadayaan kooxaha ay tahay mid khalad ah gabi ahanba oo aan wanaagsanayn.

 

Waxuuna ugu baaqay dhamaan kooxahaa in ay ka soo noqdaan falalkaa foosha xun ee ay ku dhaqaaqeen waxuuna tilmaamay in aduunka oo dhan tilaabooyinkaa burcadnimada ah ku naceen asagoo sheegay in dhalinta falalkaa ku jira arintaa k waantoobaan.

 

Garaad Cabdullahi Cali Ciid ayaa dhinac kale ka hadlay howlgalkii dhawaan ciidanka amniga Puntland ka fuliyeen Magaaalda Bosaaso waxa una sheegay in uu ahaa mid yimid kidib markii ay bateen qaraxyo iyo dilal qorshaysan waxuuna sheegay in arimaahas ay ka danbeeyeen dad dana gaar ah leh kuwaas oo soo adeegsanaya dad wax magarata ah.

 

Waxuuna sheegay in howlgalka uusan ahayn mid raaf ah balsa uu ahaa mid amniga Puntland lugu sugayay islamarkana ay joogaan dad badan oo ka ganacsada gudaha Puntland cidna waxa uu sheegay in aysan dan ka lahayn Dowaladu hasahatee waxuu tilmaamay in cid kasta looga baahn yahay in amnigeeda adkaysato.

 

Hadlka garaadka ayaa qayb ka ahaa hadal dhawaan ka soo baxay maamulka Soomaaliland gaar ahaan Madaxwayne Siilaanyo oo uu sheegay in uu ka hadlay arima la xariira Gobalada SSC waxuuna sheegay in arintaa ay ahayd in si nabadgalya ah loo dhameeyo xaaladaha gobaladaa ka taagan oo ah halka ay isku haystaan labada Maamul sida Madaxwayane Siilnaayo uu sheegay .

 

Waxuuna garaadka tilmaamay in ay soo dahawaynaayn wixii wada hadal ah balsa waxa uu sheegay in loo baahn yahay in loo soo maro wadada saxda ah waxuuna ka shanqariyay in hadii Soomaaliland wadada saxda ah isticmasho kana baxdo deegaanada aysan lahayn Waxgardka Puntland diyaar u yahay in arimaha si nabad ah lugu dhameeyo waxa uuna tilmaamay in ay soo dhawaynaayn googal nabadeed inkastoo uu sheegay in aan la aqoon halka lugu qabanyo.

 

Garaad Cabdulaahi Cali ciid ayaa sheegay sidoo kale in ay soo dhawayanaayn heshiiska dhawaan ay gaareen Dowlada Itoobiya iyo xubna ka tirsan uruurka ONLF awxuuna sheegay in tilaabadaa ay aad u soo dhawaynaayn uguna hanbalyaynayan in la dhameeyo wax la isku haysto.

 

Ugu danbayntii ayuu garaadka ugu baaqay shacabka Puntland in ay gacan siiyaan Xukuumada Puntland waxuuna sheegay in Xukuumada aysan kaligeed waxba qaban karin oo loo baahn yahay in si wada jir wax la iskugu qabto oo aan cid kaligeed lugu halayn.

 

RBC NEWS

 

Xafiiska Garowe

 

C/raxmaan ilkacase

Share this post


Link to post
Share on other sites

I beleive he was trying to be more realistic than being Xudeedi kind of Reerka kayaga mentality,,,,,and i know the Garaad is more Maakhirian.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

He is not Garaad, he is a member of the PIS, a job that he used to do in Siyad Barre's administration. The only difference is, in Barre's admin he was an active cell of the CID, where as of now he reports to young Faroole and Diana of Qardho. Very sad!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garaad Cabdullahi Cali Ciid is naturally Noble breed, since his Father was the cheif of their clan, his mother is Hawa Sayid muhammad Abdalla Hasan and his grandmother is Bullo Garad Ali Shire, so that he is one of the very rare remnant intellectuals hailing from Hubera-Lasqoray sultanate

Share this post


Link to post
Share on other sites

is it just me Mase reer Maakhir Dhib baa haysta ? when we are on the same page every one is shax shax then all of a sudden G. Ilka Jiir is a Faroole's Puppet Garaads are PIS agents what is going pple mase we are so narrow minded as one day olds! let us not kid to any one we can and we differ on things and that is natural it happens every reer and every Tuulo , laakin dadka dadkooda u ma dhaleeceeyaan sidii today is the end of this world !!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Hunguri, It was Abdullahi Yusuf who urged him to seek the support of his lineage as to become its undisputed Garaad perhaps to challenge the Grand Sultanate House. I am glad though the major sub-clans are the guardians and the pillars of this house, which is why our intra-clan cohesion is strong.

 

It's high time that Politician Cabdillahi Cali Ciid look to the interest of his community. His unwavering loyalty of Puntland makes him blind of the complicated reality we face. He is an outspoken politician but he has to remember he can't always side with Puntland. He supported the Majihan exploration deal, travelled with Abdillahi Yusuf to Mogadishu and assumed on his behalf a bigger role in the affairs of tolka with regards to that reer Mogadisho..

 

 

 

“Reer Puntlanow aayihiina katashada,hana isku dayina inaad cidkasta qancisaan. Waxaan maalmahaan aad u maqlayey kuwo calankeena Cusub wax ka sheegaya…Oo maxaa Calankeena & danaheena uga Gidhiish ah…Waa wax lalayaabo…Annagu waanu tashanaya Calankeenana dhibaato makeenayo ee wakaas kii Soomaaliyaba waanu wadanaa”Ayuu yiri Garaadka oo khudbadiisu dhinacyo badan taabanaysay.

Cabdilahi Ciid. His latest comment @ Buraannews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this