Sign in to follow this  
Ismahaan

Dowlada mareykanka oo somaliland aqoosi u diiday

Recommended Posts

Ismahaan   

Washignton (AllPuntlad)- Dowlada Mareykanka ayaa ka hadashey in Aqoonsi la siiyo Maamulka la baxay Somaliland, waxa ayna ku tilmaameen in ay tahay wax laga xumaado in Soomaaliya lakala gooyo.

 

 

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in aysan marnba Ogolaaneyn Somaliland in ay ka go'odo Soomaaliya intee kale ,waxa ayna Sheegeen in Soomaaliya laga dhigo nabadgalyo isla markaana ay Soomaalidu isku tashan doonto.

 

Xukuumadu waxa ay sheegtay in ay Washinton dooneyso aqoonsan taheyna dowlada Faderaalka ee uu hogaamiyo Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed ,ayna taageero walba ay siineyso si ay Soomaaliya oo dhan gaanta ugu dhigto.

 

Sarkaalad sare oo ka mid ah Laanta uqaabilsan Mareykanka arimaha Africa ayaa sheegtay in la kulankii ay la kulmeen Madaxweynaha Somaliland ,ayna aheyn mid aqoonsi balse ay ahayd in lays dhaafsado Sida ugu bahoon ee Soomaalidu umidoowbi karto.

 

" Waxaan usheegnay Wafdiga Maamulka Somaliland in ay iska daayeen Warkooda ah in ay ka go'een Soomaaliya inteeda kale waxa ayna nala tahay in Soomaaliya ay tahay dal leg Baaxad weyn ,ayna ka jiraan Maamulo la mid ah Somaliland ,sida Puntland iyo Kuwa kale dhamaantoodna waxa ay raadinayaan Midnimada Umada Soomaaliyeed ,ayagoo qeyb ka ah dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf Axmed" Ayay tiri Xogheynta Kaaliyaha Xoghayaha arimaha dibada Mareykanka ee Arimaha Africa.

 

Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in dagaaladii Sokeeye ee dalka Soomaaliya ka dhacay ay sababeen in ay Soomaaliya ,gobaleedeedu kala yeeshaan Calaamado iyo Maamul kala duwan oo qaarkood ka talinaya Aayaha Umada Soomaaliyeed.

 

Faarax Cabdulqaadir Geylan

AllPuntland

 

Halkaan ka Daawo Afhayeenka Xafiiska Arimaha Dibada Maraykanka oo ka Hadlaya arinka Somaliya. http://video.state.gov/?fr_story=8506f2bdfda366609be32a54a693b898ce68a1de

 

OTHER SOURCE :

http://www.voanews.com/english/2008-01-17-voa69.cfm ENJOY :D:D

 

I think this is good news. Somalia4life. No division. The enemies are the people who want to divide us into groups and clan units. Let's stay together qaxoontiyoos for the sake of our country and people. May Allah unite our whole nation and save our country from this wickedness. May He direct the minds and hearts of our leaders and our people to recognize the abyss into which they are about to hurl themselves. (Amiin).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this