Sign in to follow this  
Abwaan

Somalia UN page might need qaaraan...cause it is missing a lot.

Recommended Posts

Abwaan   

Just saw this link and was wondering why they didn't put few photos.............. Somalia UN ......and tartanka ayaaba i diley intaan arkayey dowladaha kale bogaggooda meesha keliya ee aan ku arkay masuulka dalka metela iyo ku-xigeenkiisa oo bogga hore magacoodu ku wada yaal...Soomaali iyo tartan maxaa kala haysta?!

List of embassies...nothing. ..lol yaan nalaku qoslin...iyo waxa Safiir lugaynaya iyo safaarado mobile ah Soomaali leedahay...waxaan xasuustaa A/Y era in midkii carruurtiisa kala soo carara the west oo waddan kale oo ka baxsan geystaba inta warqad soo qorto dhaho safiirka waddankaan baan ahay...sometimes waxaan is lahaa toloow goormaa safiirka East Timor iyo Chechnya arkaysaa?

No gallery, no national anthen, no other essential links...I wonder what they do...! Dadkaan oo kale jagadaan ma u qalmaan? Waa yaab...! Try to compare it with Swaziland!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this