Sign in to follow this  
Suldaanka

Prominent African States lobbying for Somaliland's Recognition

Recommended Posts

Wadamada Africa ugu Quwada wayn iyo Wadama reer Galbeedka oo soo jeediyay In Somaliland La Aqoonsado

 

Adisababa-(HWN)-Wararka ka imanaya wadanka Ethopia Casimadiisa Adis-ababa ayaa sheegaya in lagaga doodayo xarunta Mudowga Africa (AU)Sidii Jamhuurayada Somalailand loo aqoon san lahaa ilo Xogogaal ah ayaa Hadhwanaagnews u Cadeeyay inay Wadamada ugu Quwada wayn Qaarada Africa iyo Wadano ku yala Geeska Africa iyo Africadda dhexe ayaa shirkaasi Sicad oo wadix ah oo Gabasho Lahayn uga sheegay in Somaliland La oqoonsado arintani oo ka danbaysay Xubno katirsan AU-da oo Booqasho ku tagay Todobaadkii hore Wadanka Somaliland,Xubnahan ayaa ahaa kuwo in dhahooga kusoo arkay siday Somaliland ugu Bisi shahay ama ay ugu Qalanto in aqoonsi degdeg ah lasiiyo oo ay siiyaaan AU-du,dhinaca kale Warar ayaa sheegaya inay arintaasi soo dhaweeyeen wadamada Reer Gelbeedka ah,hadaba arintani ayaa noqotay Mid Dhabarjab wayn ku noqotay Maamulka Dibad joogta ah ee Madaxda ka yahay Col:C/Laahi Yusuf,Maamulkan ayaa ahaa Mid shirka ka qayb galay si uu Taageero ugu helo Ciidamo Lagu Caawiyo oo Taga Magaalada Muqdisho taasi oo ay Ururka AU-du ay ku sheegeen in aan lagayn doonin Ciidamo Kasocdo Wadama Safka hore (Ethopia,DJibouti iyo Kenya)Balse wararku waxa ay intaas ku darayaan in Ciidamo kasocda Wadamada Ugaanda iyo Suudaan lageyn doono wadanka Somaliya iyada oo lasheegay in Qarashka kukacaya Ciidamadaasi inuu ka badan yahay Boqol Milyan oo US Dallers ah balse waxaan lasheegin halka dhaqaalaha intaas la,eg laga keeni doono iyada oo wadamada Africaanku ay latacaalayaan Ciidamada ay geeyeen koonfurta Suudaan ee Daafuur Loona la yahay Qarash lagu sheegay Sodon Milyan in uu ku kacaayo oo Dolorka Maraykan ka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

Cakuye afkeenii ma saas ayaa udanbeysey?

 

Suldaan, awoowe waxaan islahaa, afkumaal ayaad tahay. Laakiin waxaad moodaa inaad ka haqab la'dahay miida afkeenu leeyahay.

 

Bal u fiirsada walaalkeen kor waxa uu ku qorey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cakuye afkeenii ma saas ayaa udanbeysey?

 

Suldaan, awoowe waxaan islahaa, afkumaal ayaad tahay. Laakiin waxaad moodaa inaad ka haqab la'dahay miida afkeenu leeyahay.

 

Bal u fiirsada walaalkeen kor waxa uu ku qorey?

Let me correct you bro.

 

"Cakuye afkeenii ma saas ayaa udanbeysey?"

 

"Cakuyey, Afkeenii ma sidaasba u danbeysay"

 

"Suldaan, awoowe waxaan islahaa, afkumaal ayaad tahay. Laakiin waxaad moodaa inaad ka haqab la'dahay miida afkeenu leeyahay."

 

"Suldaan, adeerow waxaan islahaa, afkumaal ayaad ahayde. Laakiin, waxaad moodaa inaad ka haqab la'day miida afkeenu leeyahay."

 

 

"Bal u fiirsada walaalkeen kor waxa uu ku qorey? "

 

"Bal eega , walaalkeen, waxa u kor ku qoray ?"

 

:D:D

 

Bro, I just copied and pasted it... unlike others, I don't change the contents of the original article, even if it had spelling mistakes. Everyone is not perfect, so you take that into account yourself. Probably the author didn't have the chance to make use of the public schools back in Afweyne's era. Wax walba ka yaab. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this