Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.

Recommended Posts

Kulmiye Hargeisa the Garden of liberty (Beerta Xoriyada)

 

 

4668979219_208b0af8b1.jpg

 

4668979073_80bc03f7d6.jpg

 

4669603030_d581396f8d_b.jpg

 

4669602978_14a6c7fd48_b.jpg

 

 

Madaxda saree ee xisbiga Kulmiye ooqudbado kala duwan ka jeediyay goobta ayaa dhamaaan sheegay in dawlada talada haysa ee UDUB lasoo arkay dhamaan waxa ay qabteen ,,isla markaana hada loo baahan yahay isbedel wayn,waxaany sheegeen hadii talada ay qabtaan si cad wax uga qaban doonaan dhamaan adeegga bulshada ee baaba’san maanta sida :caafimaadka, waxbarashada,dhaqaalaha iyo adeegga guud ee bulshada oo ay dawladu dayacday intii talada dalka haystay.

 

Xsibiga Kulmiye oo maanta si wayn iskugu soo baxay fagaaraha xoriyada ee magaalada Hargeysa ayaa umuuqda mid kabsaday taageerayaal horleh halka saaka magaaladu ku waa bariisatay calamada xisbiga Kulmiye oo ka lulmayaa dhamaaan goobaha muhiimka ah eemagaalada Hargeisa .

 

Sidookale waxa dhamaan isku soo bax balaadhan ka dhacay dhamaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

Warar Faahfaahsan kalasoco wararkeena danbe ee Gabileynews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji, Kulmiye run ayee sheegayaan markay dhahayn,"dawlada talada haysa ee UDUB lasoo arkay dhamaan waxa ay qabteen ,,isla markaana hada loo baahan yahay isbedel wayn", laakin walaalow habro sadex lagu qabo, is badalkaad ka sugaysid muxuu yahay?

 

Nimankaan Kulmiye-ah ku dheh, dadka ay qoraxda ku dillayaan ha joojiyaan, waayo wax isbadal ah ay Riyaale ee ka heli doonaan majiro'e! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr Koonfurian dhegeyso Isbedelka somaliland iyo Hormarinta somaliland iyo madaxda somaliland inta ba somalilanderska u codeynaya kii ay jecelyihin aya dabaq dheer koraya oo dalka mamuulaya cadaalaad iyo sinaan hormarinaya just the same way u daahir riyaale 8 sanno ku haye just the way ina cigaal u so hayey , adigu worry about faroole oo fara taag lugu so doortay eeh badda is baraada u dhigtay , marna sh dalxiis u dhoola cadeya marna cumar buur u dhola cadeyaa. Marku is garan waya na donald payne mooda obama

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Oodweyne:

^^Good showing, for Kulmiye party, across the board, indeed.

 

Now, lets have lastly, the Ucid party, as well, so that we can "gauge" with an educated estimates, as to the merits of popular support in the street level that each party seems to command, in turn...
;)

Yeah tomorrow Its faisal cali waraabe and ucids big day People underestimate Ucids ability in politics , But we will see tomorrow Faisal the wadani :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Che -Guevara:

^Ninyahow habraha maad iska deysid hakaa xamaashaaney.

Saaxiib, anigu waxaan kheer ahayn aan u rajeenayo habrahaan waqooyi galbeed daga ma jiro, laakin runta iney isku sheegaan kaliya ayaan ku baraarujinayaa. Taasuna ma xuma.

 

Bal ila dhagayso calaacalkaan habartaan ka yeeraysa... :D:D

 

DHAGEYSO WAREYSIGA

"-1991 daahir riyaale kaahin waxuu ushaqaynaayay

Siyaad bare" - Gudoomiye, axmed maxamed siilaanye

 

 

P.S

For what it is worth, I sympathize with Mr.Silanyo. He is indeed a genuine Somali brother and a good soul, but unfortunately for him, he is helpless against Riyaale, the mugger extraordinaire. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

Yes indeed, I hope so as well. For the sake of the sanity of our marfash dwelling brothers from that part of Somalia. :D

 

I, personally, will be saddened greatly, if Riyaale manages, yet again, to pull off another obvious mugging this June.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

indeed very good showing

 

we shall wait and see what Ucid can muster up.

 

i have feeling it may suprise few people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this