Sign in to follow this  
NASSIR

Puntland: UNDP provides 4 police vehicles for the Sanaag Haylaan regions' security

Recommended Posts

NASSIR   

Good news. UNDP and its security capacity building programs. I think both Farole and Gen. Ilkajir have done a great job thus far.

 

 

Hay'adda UNDP oo Gudoonsiisey Gawaari Taliyasha Booliska ee Gobolka Sanaag iyo Bari

 

Bosaaso:-Hay'adda UNDP ayaa Gudoonsiisey Taliyasha Booliska Gobolada Sanaag, Haylaan iyo Bari Gawaadhi ah Nooca Booliska, waxaana Maanta lugu qabtay Xaflad Lugu Gudoonsiinayo Taliska Booliska Sanaag iyo Bari gudaha Dekeda Magaalada Bosaso Ee xarunta Gobolka Bari, xafladaasi oo ay ka soo qayb galeen Sarkiisha Sar Sare ee Hay'adda UNDP iyo Maamulka PL oo ay ka Jogeen Wasiirka Dekedaha iyo Wasiirka Amniga Maamul goboledka Puntland.

 

Wasiirka Amniga Puntland ayaa ka Hadlay Xafladaasi lugu Gudoonsinayey Gawaadhida Gobolada Sanaag iyo Bari waxaana uu sheegay inay Talaabadani Mahadcelinteda si wayn U Madantahay Hay'adda UNDP oo si wayn ula shaqaynasa Gacansiinta dhinaca Gadiidka Booliska.

 

Masuuliyiinta Hay'adda UNDP ayaa sheegtay inay siii wadayaan dedaalada Dheraadka ah ee ay Dowlada Puntland Gacanta kaga siinayaan Ciidamada si ay waxbadan oo La Xiriira Amaanka ugu Fududaan.

Taliyaha Booliska Sanaag G/Sare Dabaq ayaa La Gudoonsiiyey 4 Gaari Xaajiyado 2shirle ah oo ah Nooca qaaliga ah kaasi oo uu sheegay inuu waajibaadkiisa ku gudan doono isla markaasina waxbadan ay ciidamada Amaanku ku Fududaysanayaan Danohooda kaga aadan kaalinta Bulshada.

 

Maxamed Axmed Ciis

 

Radio Dhahar

Share this post


Link to post
Share on other sites
Poker   

Xaajiyada laba shidhlay ah. How is that qaali?

 

 

Miyaanay ahayn kuwa Hargeisa biyaha lagu dhaamiyo. Mise waa xaajiyado af talyaaniga ku hadla tollow. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this