Sign in to follow this  
Kamaavi

Maamulka Puntland oo Calanka Cusub Ninka soo Hindisay ka Leexiyay.....

Recommended Posts

Kamaavi   

Maamulka Puntland oo Calanka Cusub Ninka soo Hindisay ka Leexiyay Nin Kale oo Beesha Faroole ahna Siiyay Libinta.

 

1zqa7bt.jpg

 

Maamulka Puntland ayaa Kala Dooranayay Calamada la soo Bandhigay ee Dadku keeneen Waxaana ugu Horayn ku Guulaystay Ahmed Mohamed Shire waxaa uu degan yahay Caasimadda Dalka Sweden ee Stockholm Inkasta Warsidaha Horseed Media aysan weli helin magaca rasmiga ah qofka ay u doorteen in uu sameeyay calanka Puntland ayaa haddana waxaa ka dhexmuuqda mid kamid ah Puntlanders-ka degan dalka Sweden Calan uu ku soo bandhigey Horseed Media iyo shabakado kale, Ninkan Dhalinyarada ah ayaa la Duudsiyay.

 

Ahmed Mohamed Shire waxaa uu degan yahay Caasimadda Dalka Sweden ee Stockholm emailkiisuna waa: amshire@gmail.com,

 

Axmed ayaa Horseed Media u sheegay in uu u gudbiyey Guddiga calanka laakiin aanu jawaab ka helin, sidey doontaba ha noqotee Axmed calanka uu sameeyay waa mid la mid ah kan Golaha Wakiiladu ansixiyeen:

 

a3poya.jpg

 

 

Wiilkan oo ka soo Jeedaa Qoys Saldanada Beesha Haaaarti aad looga Tixgaliyo kana soo Jeeda Suldaan Shire ayaa u qoray Warqad Faroole iyo Gudiga walow aan loo Jawaabin, Wuxuuna Shabakada ******today uu u sheegay in uu Rajaynayo in loo soo Jawaabo in kastoo uu ka dayrinayo eexda Foosha Xun ee meesha Taala Sidoo Kale Agaasimaha Idaacada Horseed ayaa Arrinka isna u sheegay in Cadaalada laga shaqeeyo oo Axmed yahay Ninka koobaad ee Mudnaa in Lamagacaabo.

 

Hadaba Midan ayaa loo Malaynayaa in Xaaladu Tahay I garabso iyadoo Wiilka DhalintaYarada ah ee Calanka keenay booskiisa lagu Badalayo Nin kale kaas oo la doonayo in Lagu naas Nuujiyo loona Yeelo Taariikh.

 

izqdmf.jpg

 

Wiilkan Calanka keenay ayaa ka soo Jeeda Deegaanka Puntland Gaar Gobolka Sanaag Degmada Badhan Iyadoo Laga Eexday oo Booskiisa la Galiyay Nin kale oo Qaraabo isu Dhow Yihiin Faroole.

 

******today

Boosaaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Gabadha reer puntland ee calanka loogu nasab daray ma adaa?

 

Rumors has it that a pirate girl has taken the flag from the said man ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this