Sign in to follow this  
ANTARA

AMISOM oo aad loo duqeeye, iyo khasaare weyn oo la gaadhsiiyey

Recommended Posts

ANTARA   

Burudiyiintii walee meesha waa ku jabeen, baasuukayaal cusubna waa sitaan qoldani sida sawirka ka muuqata.

 

 

------------------------------------------

Sida ay nasoo gaarsiiyeen saraakiisha Guutada qaraxyada waxaa howlgalkaasi ku halaagsamay 10 kamid ah ciidamada Burundi

 

---------------------------------------------

 

 

Shabab-Xayle.png

 

Mujaahidiinta Al-Shabaab oo dagaal iyo duqeymo ba'an ku qaaday Ciidamada Gaalada Burundi ee ku sugan Xerada Kuliyaddi J/Siyaad

 

Jimco 25 Safar 1430 (20/02/2009)

Gaari ciidan daabulayay oo ay lahaayeen Ciidamada gaalada isku magacowday AMISOM ee xoogga ku jooga Muqdisho ayaa Mujaahidiintu waxay la beegsadeen qarax miino oo Allaah fadligiisa gaarigaasi bur buriyay khasaarana geystay.

 

Guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgalkaasi ka fulisay meel u dhexeysa Ex-Control Afgooye iyo Jaamacada Umadda halkaasi oo xarun weyn u ah qeyb kamid ah gaalada iskaashaneysa ee Afrikaanta ah.

 

Sida ay nasoo gaarsiiyeen saraakiisha Guutada qaraxyada waxaa howlgalkaasi ku halaagsamay 10 kamid ah ciidamada Burundi oo la xaqiijiyay in ay saarnaayeen gaariga bur buray,iyadoona miinadu si buuxda ay u gubtay gaarigii gaaladaasi.

 

Guutada qaraxyada waxay hore weeraro caynkaasi oo kale ah ku ugaarsan jirtay Ciidamadii saliibiyiinta Itoobiya ee jabay,iyadoona hadda kuwa dalka ku harayna Allah idankiisa ay wadadaasi mari doonaan.

 

 

Isla Xerada Kuliyaddi J/Siyaad.

 

Jimco 25 Safar 1430 (20/02/2009)

Guutooyinka Gantaalaha iyo kuwa Muwaajahaatka tooska ah ee Mujaahidiinta Al-Shabaab oo iskaashanaya aya saaka weerar duqeymo iyo dagaal ku qaaday fariisinka gaalada Burundisku ku leeyihin Xerada Kuliyaddii hore ee Jaalle Siyaad ee Muqdisho.

 

Saraakiisha Guutooyinkaasi ayaa noo sheegay in weerarku uu ahaa mid si aad ah loo qorsheeyay iyadoona ciidamada Mujaahidiinta ee guutada Muwaajahaatka ay dagaal ku beegsadeen gaalada markii si ba'an xarumahooda loo duqeeyay.

 

Qeybaha kala duwan ee madaafiicda oo ay ku jiraan hoobiyeyaal ayaa lagu duqeeyay xarunta gaalada iyadoona taasi ay u gogol xaartay weerar toos ah oo Mujaahidintu ay ku qaadeen saldhiga gaalada halkaai oo dagaal xoogan uu ka dhacay.

 

Mujaahidiinta ayaa sahmin badan kadib weerarkaasi fuliyay waxaana ay sheegeen saraakiishu in cadowga Allaah khasaare halkaasi uu kusoo gaaray balse aan tiro cayiman la sheegi karin,halka mid kamid ah Mujaahidinta uu shahiiday 3 kalena ay dhaawacmeen.

 

Weerarkani wuxu qeyb ka yahay howlgallada Mujaahidinta Al-Shabaab ee ka dhanka ah gaalada dhulka Muslimka ah xoogga kusoo gashay,waxaana weerarkani uu ka danbeeya fulinta amarka Allaah ee ah gaalada idin soo weeratey meel waliba ku dila.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this