Sign in to follow this  
General Duke

Bossaso: security sweep continues while Atam is isolated in Galgala....

Recommended Posts

Maamulka Degmada Bosaaso oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Iyo Howlgalo Amaanka Lagu Sugayo Oo Wali ka Socda Bosaaso.

 

Talaado, 27, July, 2010 HOL -Duq degmada Bosaaso Maxamuud Beeldaaje Faarax oo xalay la hadlay Qaar kamid ah idaacadaha Bosaaso ayaa ka warbixiyay howlgalo kala duwan oo laga fuliyay meelo ka mid ah gudaha degmada.

 

Waxa uu sheegay duqa in gacanta lagu hayo dad qorshaynayay in falal amaan darro ah ay ka gaysataan gudaha Bosaaso,waxaana uu xusay in dadkaas la soo hortaagi doono Maxkamada si xukuno kala duwan loogu fuliyo.

 

Maxamuud Beeldaaje Faarax duqa degmada Bosaaso ayaa si gaar ah u xusay Nin lagu qabtay Bosaaso ,kaasi oo gacata lagu dhigay isaga oo walxaha qarxa ku aasaya hareeraha Laamiga oo markaasi ay marayeen Ciidamo ka tirsan Dowlada.

 

Shacabka Bosaaso waxaan ugu mahadcelinayaa in ay garteen dantooda ,waxaana ugu baaqayaa in nabadgalyada ay ka shaqeeyaan"ayuu yiri Duqa isaga oo ku sugan Bosaaso.

 

Mar uu ka hadlayay Maxamuud Beeldaaje duqa degmada Bosaaso dagaalkii dhexmaray Puntland iyo Ciidamada Sheekh Attam ayuu sheegay in dowladu ay ka hortagayso cid kasta oo isku dayda Carqaladaynta amniga gobolka.

 

Dhinaca kale magaalada Bosaaso waxaa ka soconaya kullumo joogta ah oo ay yeelanayaan xubnaha dowlada ee ku sugan Degmada si looga wada hadlo xaaladaha amni daro ee Puntland ku soo kordhay.

 

Faisel Maxamed Hassan,Hiiraan Online

Boston@hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lool. You have been making these same threats for ever, its getting boring ya fake Jihadi. We know how to bring fake wadaads from them mountains, so dont worry. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^War ma lihid Adigu. :D

 

GD, Roobka Ilaahaa keena sow maaha?, waxaygu saadaal uun bey ahaayeen, 'calaamatu madhar fil saxaab' baa la yiraahdaa, daruurtiina Boosaasey dul hoganeysaa, waxaan sugnaaba waa 'Mahiigaan' :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Don't be silly know maaddeey in 1992 the people of the North East lost everything but nevertheless they taught your group a unforgettable lesson :D .

 

Maybe you should ask your close family relative by name and kinship Hassan Daahir Aweys what has befallen him and his men. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANTARA   

Originally posted by Maaddeey:

^'Fulay Ulo badan' baan maqli jiray, meeqa thread iyo posts baad u baahantahay si aad Atom uga adkaatid?.

Classic :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol. Like my brother told you, the fake clan delusions of 1992 are not even on the same scale as today. The state now has more power, and we face a deluded man who speaks with two faces.

 

As for my prediction, Puntland will be standing while you change your name and shave your beard at the demise of Al Shabaab..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Duke, waa maxay clan-ka aad sheegeysid, markii 'Allahu Akbar'ta iyo Eedaanka aad maqashaan baad 'war ba'aa' ku waalaneysaane. :D

 

Af-Maay, British Accent, American, Kiswahili, Ishoon ka Ishoon, Xaayoow iyo Khaldaan la isku daro baad 'boowe, wuxu ma jin baa' ku waalan doontaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

Duke, waa maxay clan-ka aad sheegeysid, markii 'Allahu Akbar'ta iyo Eedaanka aad maqashaan baad 'war ba'aa' ku waalaneysaane.
:D

 

Adeer I thought you was smarter than those who think they have a monopoly on "Allahu Akbar" and the faith. Silly boy, one has lived long enough to see the hype.

 

I remember Abu Mansuur Robow your Mujahid, and this is on Youtube talking to a British journalist, parading his sons and claiming he wanted them to become martyrs in the battlefield. This was a few weeks before they attacked Baidoa. Then when the tanks came, he ran with his family to Jeddah so he and IndaCade could perform the Hajj.

:D

 

Now brave one, what can we say about you? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Any security issue to do with Puntland deserves more than my attention. You love fake wadaads, I love my state and people. Also we are not facing anything new, Xasan dahir, Atam, Maadeey a terrorist/ fake Jihadi by any other name is still the same.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this