Sign in to follow this  
General Duke

PM Geedi in Washington DC [recieves a hero's welcome:] PICS

Recommended Posts

Washington: Wafdi Balaaran oo uu hogaaminayo Raysul Wasaaraha DFKMG ee Soomaaliya Mudane Prof. Cali Maxamed Geedi oo booqasho ku yimi dalka mareeykanka magaalada Washington..

25. june 2007

 

APL

 

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Raysul Wasaaraha DFKMG ee Soomaaliya Mudane Prof. Cali Maxamed Geedi habeenimadii axada 24 june saacadu Markey 9 habeenimo waqtiga Washington DC Garoonka loogu magacdaray madaxweynihii hore ee mareeykanka (Reagon International Airport).

 

Prof. Geeddi ayaa ka warbixiyey Safarkiisa markii uu ka soo dhoofayey dalka Soomaaliya waxaana uu yiri waxaan ku sii jeedaa Magaalladda New York, si uu uga qeybgalo Kulan ay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM bishan 28-da ka yeelan doonaan Xaalladda dalka Somalia.

 

Ra'isul-wasaare Geeddi, waxaa uu sheegay inuu xubnaha Golaha Amamanka ee QM uga warbixin doono Xaalladihii ugu dambeeyey ee dalka Somaliya, qorshaha DFKMGS ee ku aadan arrimaha Nabadda, Dib-u-heshiisiinta, Samafalka, iyo doorlka QM ee kaga aadan Hawlgalladda Nabad-ilaalinta ee dalka Somaliya.

 

 

 

Waxaa la socday mudanayaal ka mid ah golaha wasiirada, oo ay ka mid yihiin Cabdiraxmaan Wasiirka dhisida iyo dib udejinta , wasiirul dowlaha Wasaarada Arimaha Dibada iyo Cali Faysal Director General Permenent Secretaray, iyo xildhibaano, Safiirka Soomaaliya ufadhiya dalka Ugandha.

 

 

 

Waxaa halkaa ku soo dhaweeyey dhamaan Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku kala nool Cariga mareeykanka Jaaliyaddahaas oo ka kala yimi gobolada ay ku dheqan yihiin dadka soomaaliyeed siiba meelaha ay ugu badan yihiin oo ay ugu weyn tahay Gobolada waa gobolka Minnesota.

 

 

 

Waxaa meeshaasi isugu yimi oo ka qeyb qaatay oo kale Saxaafada Soomaalida ee ka jira cariga Mareeykanka kuwa ugu weyn oo ka yimi gobolka Minnesota.

 

 

 

Abdikarim Isse

 

Somali American media ***. (SAMA)

 

Abdikarim@somaliamericanmedia.org

 

waxaanu idin soo siin doonaa warar ku saabsan Raysule Geedi iyo wafdiga uu horkacayo iyo masawiradii shortly

Share this post


Link to post
Share on other sites

PRESS RELEASE: Somali Prime Minister to Visit Washington, D.C

24. june 2007

 

The Somali American Community of Metropolitan Washington

Tool

 

Washington, D.C. June 24, 2007, The Somali American Community in the Greater Metropolitan Washington is proud to welcome the Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, the Honorable Ali Mohamed Gedi to Washington, D.C.

 

 

The Prime Minister is visiting the United States to meet with American officials, members of both houses of congress and senior staff at key non governmental institutions. The Prime Minister will also meet with the Somali community during his stay.

 

 

This historic visit represents a great opportunity for the legions of Somali Americans, Somali Canadians and Somali citizens in the Diaspora, who support the Somali Transitional Federal Government to welcome the Prime Minister and his delegation.

 

 

The TFG is doing a tremendous job in bringing about much needed stability to Somalia after more than 15 years of lawlessness and religious fanaticism. It is succeeding against great odds, including well-financed opposition of religio-clan groups that are willing to sacrifice national unity and stability to achieve their narrow, radical political ends.

 

 

So, it’s with great pleasure and the source of immense pride that we in the Somali

 

American community welcomes Prime Minister Ali Mohamed Gedi and his delegation to Washington, D.C, and the United States.

 

 

The Somali American Community of Metropolitan Washington

 

Coordinating Committee

 

amakhiri@aol.com

 

kmhamud@verizon.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra'iisal wasaare Geedi oo si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka magaalada Washington DC

Posted to the MOL June 25, 2007, 8:27 am

 

Waxaa galabtii axada ka soo digay garoonka caalamiga ah ee Washinton DC ra'iisal wasaaraha Somaliya iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo. Ra'iisal wasaare Geedi ayaa magaalada washington ku yimid booqasho rasmi ah oo uu wada hadali kula yeelan doono madaxda wadanka Maraykanka.

 

Ra'iisal wasaare Geedi ayaa waxaa markii uu soo degay ka horyimid qaar ka mida Jaaliyada Somalida oo ay ka muuqatay farxad iyo rayn rayn inay markii ugu horeysay 17 sanno ay indhahooda ku arkaan hogaamiye Somaliyeed oo helaya sharaftii soo daweynta iyadoo la arkayay ra'iisal wasaaraha oo ay waardiyaynayaan muqaabaraadka dalka maraykanka.

 

Ra'iisal wasaaraha ayaa la filayaa inuu isla caawaba kulan balaaran la yeelan doona jaaliyada Somalida ee Maraykanka ka dib markay isarkaan madaxda Maraykanka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

When he steps outside,He will be met with double the number of people in that dingy hall ready to yell @ him...

 

Demonstrators are ready to greet the puppet...Pictures are coming...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Duke:

^^^Of course they are saxib. Anyhow we have not seen the opposition againt him. Just allot of love.

Yep,the love is only confined to that hall in Northern Va. The real deal is when he steps out today. People have been travelling this weekend to "greet" the P.M(Puppet Minister) with placards & Demos.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer, people have traveled from Minnesota, Canada, California and the Eastern board to see the man who is the firts genuine PM since the days of Egal, Abdirashid and A/Rizaq.

 

Look at the PICS its packed and at a very short notice. Or are you trying to deceaive our own eyes?

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Originally posted by Faarax-Brown:

People have been travelling this weekend to "greet" the P.M(Puppet Minister) with placards & Demos.

Good on them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this