Sign in to follow this  
Kamaavi

Hotelada Addis baba oo baadhitaano ka socdaan

Recommended Posts

Kamaavi   

2ryoa61.jpg

[Ethiopian Dictator, Meles Zenawi]

 

Wararka naga soo gaadhaya xarunta gumeysga Itoobiya ee Addis Ababa ayaa sheegaya in sedexdii habeen ee la soo dhaafey ay baadhitaano xoog leh ka socdeen goobaha Hotelada ah ee la seexdo. Ma cada sababta keentey cabsida ku wajahan baadhitaanadan, balse waxaa jira warar tibaaxaya in ciidamo hubeysan oo ka soo jeeda qoomiyada Amxaarada ay so galeen magaalada, halka dadka qaar ku waramayaan in ay jirto cabsi ka dhalatey sicir bararka ka aloosmey guud ahaan Itoobiya. Sicir bararkan oo kor u qaadey qiimaha maceeshadaha kala duwan oo keentey in dad badani awoodi waayaan nolol maalmeedkoodii

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this