Sign in to follow this  
xiinfaniin

As Hiiraale retreates, Ethiopia punishes Beled-Hawo with mortars

Recommended Posts

Gabbal   

This was expected. Shabaab has had more militias watching Beled-Xaawo and Dollow area than they have in Kismaayo. The last couple days Shabaab has brought together its men in force and a major battle was expected. They attacked during late evening in surprise fashion causing early success but all contact has shown Dollow group neither retreated nor left the area. They have fought three battles so far and as of yet no one knows the reality on the ground as it is very late. Also, Xiin is correct Ethiopians have started to shell Shabaab positions some of which is inside the town.

 

Allaw sahal amuuraha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gabbal:

This was expected. Shabaab has had more militias watching Beled-Xaawo and Dollow area than they have in Kismaayo.

:D Where do you get these figures and facts from?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Dagaalkii B/Xaawo ka dhacay oo haatan yara joogsaday & gacan kuahaynta magaalada oo aan la xaqiijin karin

Oct 21,2010

byNairobi GedoNet News

Dagaal culus oo la isku jilba jabsaday kadib ayay magaaladu haatan oo waqtiga B/Xaawo ay tilmaamayso 09:35 waxaa laga maqlayaa rasaas goos goos ah.

 

Ma jirto cid sheegan karta in magaaladu ay gacanta ugu jirto dhinicii la doonaba ha noqdee, wararku waxay tilmaamayaan in xarakada Al-Shabaab ay magaalada makhribkii soo galeen kadibna markii ay cid ka waayeen ay u dhaqaaqeen goobaha ay difaaca kaga jireen garabyadii isbahaysiga ahaa ee kasoo horjeeday, sida aanu warka ku helayno.

 

Dagaal la isku adeegsaday madaafiic cul-culus ayaa ka dhacay dhinaca Kabooley, Xananleey iyo Jaamacadda-Waabari halkaasoo difaac ciidan u ahayd ciidamada uu horkacayo xildhibaan Barre Aadan Shire.

 

Gacanta hore ee weerarka waxaa lahaa xarakada Al-Shabaab, waxaase dagaalka markii dambe si dadban uga qayb galay ciidamo Ethiopian ah oo aan goobta dagaalka joogin, Sida wararka aan haynaa xusayaan madaafiic laga soo ganay dhul aan dhawayn oo la iigu sheegay inuu yahay deegaanka Leef-Leef oo u dhow Doolow ayay Ethiopian-ku kasoo ganeen madaafiic xoogan.

 

Qori ay Somalidu u taqaano Fooriyoow oo ay adeegsadaan ciidamada Ethiopia ayay ku garaaceen goobaha ay Al-Shababku ku sugan yihiin, jugta qorigaas markii hore way fogayd sida uu ii sheegay qof magaalada ku sugan oo aan xiriir toos ah la sameeyey.

 

Rasaasta qorigaas ka dhacaysay ayaa markii dambe soo dhawaatay, taasoo la oran karo wuxuu ahaa qori lahagayo, dadka magaalada ku sugan ayuu cabsi ballaran ku abuuray qorigu markii rasaastu ay soo dhawaatay jugta qorigaasna ay sii laba jibaarantay.

 

Duqaynta fog ee ay sida dadban Ethiopian-ku dagaalka uga qayb galeen lama sheegin khasaare ay gaysatay lamana hayo khasaaraha kala gaaray labada dhinac ee dagaalku u dhexeeyo waqtiga oo habeen galay dartiis.

 

Rasas goos goos ayaa wali laga maqlayaa dhinaca bari ee magaalada oo uu dagaalkuna ka dhacay, rasaasta ayaa marba si lama filaan ah u xoogaysanaysa inkastoo dagaalka xoogiisu uu istaagay.

 

Dadka shacabka kama bixi karaan guryohooda qof walbana wuxuu adeegsanayaa isgaarsiinta magaalada ka jirta nooc kasta oo ay tahay, mana jiro cid xaqiiqo u haysa garabka magaalada u haray iminka.

 

Dadka shacabka ah oo aan waraysiyo kala duwan ka qaadnay waxay kuu sheegayaan in xarakada Al-Shabaab ay magaalada ka bexeen halka kuwa kalena ay tilmaamayaan in magaalada gudeheeda lagu wada sugan yahay.

 

Isbedelka laga yaabo inuu yimaado.

 

Waxaa dhici karta in ciidamo Ethiopian ah ay caawa magaalada soo galaan iyagoo garab siinaya kuwa dowlada iyo Ahlu-Sunna si loo xaqiijiyo gacan ku hayta magaalada maadaama ay madaafiic uga qayb qaateen dagaalka haatan yara joogsaday.

 

Hadii sidaasi dhacdo xarakada Al-Shabaab waxaa ku badanaya culayska weerar waxaana laga yaabaa inay khasab ku noqoto inay magaalada dib uga gurtaan xeelad dagaal darteed hadii ay kjoogaan magaalada.

 

Maxamed Jaamac Faarax-Barre. GedoNet News-Desk Nairobi. gedonetnews@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^What? :D

 

Not sure what you are mumbling about, but I can assure you that, Faroole is not sleeping under a tree in Dolow under the protection of Ethiopian corporals.

 

How did you come up with these figures?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

You are right, Faroole would have flown back to Australia. With that said waa xog loo hayo adeer. Shabaab's primary jewel in Somalia they cannot function without is the city of Kismaayo. Whoever controls Gedo will be a dominating force in the stability of that city and there is one group challenging that position. Waa xog loo hayo, adigu haysku mashquulin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Some local reporting is already saying Shabaab have retreated back from the town:

 

Ciidamadii dowladda KGM ah oo dagaal rogaal celis ah inta badan magaalada Balad-xaawo ku qabsaday iyo kuwii Al-shabaab oo dhanka Koofureed ee magaalada loo riixay

 

Dagaalkii qaraaraa ee ka socday magaalada Balad xaawo ayaa wax yar qaboobay, ayada oo ciidamadii dowladda KMG ah oo taakulo ka helaya kuwa dowladda Itoobiyana ay dagaal rogaal celis ah ku qabsadeen inta badan magaalada Balad-xaawo.

 

Waxaa jira warar sheegaya in dagaal goos-goos ah uu weli ka socdo gudaha magaalada Balad-xaawo, halka xooggii Al-shabaab intiisa badan loo riixay dhanka Koofureed ee magaalada Baladxaawo.

 

Waxaa jira qasaare aad u badan oo naf iyo maalba leh oo soo gaaray labada dhinac ee ay dirirta u dhaxeyso iyo dadka shacabka ah ee ku dhaqan Balad-xaawo.

 

Balad-xaawo ayaa waxay hadda ku waa bariisatay cabsi iyo bur-bur naf iyo maalba leh, ilaa iyo haddana lama oga inta uu la eg yahay khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkii qaraaraa ee ilaa iyo xalay ka socday gudaha iyo duleedka magaalada Balad-xaawo.

 

Wixii war ah ee kusoo kordha dagaalka Balad-xaawo kala soco wararkeena danbe.

 

Saciid C/laahi Farax, Baydhabo/Somalia.

 

Allgedo News Media Network

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabbal, Al Shabaab have changed the political dynamics in Souther Somalia, just like the USC back in 1991. Forget this nonsense, and start building the regions lad.

 

Today Beled-Hawo is a theater of war? Madness

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by General Duke:

Gabbal, Al Shabaab have changed the political dynamics in Souther Somalia, just like the USC back in 1991. Forget this nonsense, and start building the regions lad.

 

Today Beled-Hawo is a theater of war? Madness

It is unfortunate but how long can Somalia, particularly the South, exist in the status quo? At the end of the day the nation needs stability, central governance, and legitimized rule. This is a rag-tag, backward militia that stops children learning science because "waa cilmi gaal".

 

The choice of whether to live under such tyranny or fight more is between a rock and hard place.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this