Sign in to follow this  
Koora-Tuunshe

Wafdi kasoo duulay Kismaayo oo yimid Maakhirs oo wato Nabadoon Xuseen

Recommended Posts

Badhan: Waxaanu wareysi xiisabadan la sameynay Nabadoon Xuseen Axmed Maxamed oo ah Nabadoonka ka mid ah nabadoonada Magaalada Jubada Hoose ayaa wuxuu ka waramey waxyaabaha uu kala kulmay deegaanada Maakhir. Shir uu ku qabtey Nabadoonku ayuu sheegay in ay imaandoonaan Salaadiinta jubada Hoose sida Suldaan Xuseen Hafow iyo waliba ay ku casumi doonaan Salaadiinta Maakhir gobolkooda Jubada Hoose.

 

Shirkii uu nabadoonku ku qabtey Xarunta madaxtooyada Badhan ayaa wuxuu sheegay in ay magaalada Kismaayo ay hada degantahay, maamulka Jubada hoosena lasameyndoono dhawaan ee Jubaland.

 

HALKAAN KA DHAGAYSO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Thanks Koore for the update. What is the situation in Kismayo and how are the Makhirites in Kismayo copying with the national efforts of reconciliation in the region?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this