Sign in to follow this  
Jumatatu

Qanyare and other MP's arrive in Mogadishu..!

Recommended Posts

Jumatatu   

Wasiirka Amniga Qaranka †Idinka maqaar kiinaas weydka ah ayaa la idinku heystaa oo la idin kaga hari la’yahay Daawa sawirada ugu danbeeyey

Wasiirka amniga Qaranka Maxamed anyare afrax iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda federaalka ayaa duhurnimadii maanta soo gaaray Ex. xaruntii hore ee XHKS, halkaasoo uu kula hadlau dadweyne isugu soo baxay, wuxuuna sheegay in reer Muqdisho looga baahan yahay in ay ka qeybqaataan nabadeynta iyo dib u dhiska magaalo madaxda Muqdisho si loo baajiyo keenista ciidamo shisheeye, Qanyare wuxuu sheegay in shacabka looga baahan yahay in ay wax qabasaddaan ayna isku haleyn cid kale.

â€War kii la dhihi jiray waa dhammaaday, war cusubna qof idiin keeneysa ma jirto has ugina war cusub, laakiin waxaa idiin banaan wax qabad cusub in la helo, taasu ma dhammaan weli in hadda wax la qabto, marka Soomaali haddaad tihiin dhibkiinu waa batay, adinka maqaar kiinaas weydka ah ayaa la idinku heystaa oo la idin kaga hari la’yahay, marka si aad maqaar kiina ku badbaadisaan inaad wax qabsataan waaye dad idiin qabanaa oo idiin imaanayo ma jirto, adinkaana la rabaa inaad si cilmiyeysan wax u qabsataan, anagu haddii aanu madax nahay shaqada adinkaa la idinka rabaa meeshaadan joogina inaan idin difaacno oo niraahno shacabka waxaasi uma qaadmaan maahane biyana idin siin meysno caanana idin ma heyno, difaacii dalka waa soo suubinay anagu, maalimba meeliney joogtaa anagu wax kale idiin ma heynee waxaan soo diidnay keliya in la idin gato oo la idin iibsado idinka oo la idin dul dejiyo dad jinni oo aan la aqoonin oo isugu jira Sheydaan iyo Cirfiid, taasi waa soo diidnay, waxaad fiirsateen ood aragteen cajaladii baarlamaanka waxaad fiirsateen khudbooyinkii, cid hadda war ka loo bilaabaayo ma tihidiin wixii anagu aan qaban karnay oo itaalkeena ahaay anagu waa soo qabanay, hadda idinkaan marti idiin nahay adinkaana waxqabadka la idinka rabaa, dad xun baa jira oo waxqabadkiina diidan dadkaasna inaad iska jirtaan ayaa la doonayaa, raggii aniga ila socday qaarna idiin ma imaan qaarna Baydhabo iyo Kismaayo ayay laalan yihiin oo saacadaha soo socdeey idiin imaanayaan, qoladii tooska u soo baxdayna waa laga yaabaa inay timaado dhowaan ayaa la filayaa, shirka marka looma dhamma waxaana ku nimid qorax dadkana waxaan ka raali gareyneynaa qoraxda aadka u kulul oo ay taagnaayeen maanta dhan hadde horeyba waad dadaali jirteene inaad iska adkeysataan shirkuna wuxuu noo noqon doonaa markale “ayuu yiri Qanyare oo ku baaqay in sugida amniga caasimada ay tahay muqaddas wuxuuna sheegay in beesha caalamka ay soo dhoweysay go’aankii baarlamanku qaatay 17 Maarso ee ay ku diideen keenista ciidamo safka hore ka soda.

Qanyre6.gif

Qanayre2.gif

Qanayre.gif

Qanayre7.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

More than 30 Somali MPs return to Mogadishu

Sun April 10, 2005 3:23 PM GMT+02:00

By Mohamed Ali Bile

 

MOGADISHU (Reuters) - More than 30 members of Somalia's parliament arrived in the capital on Sunday to stake their support for Mogadishu as the seat of power amid a deep split over where the fledgling government should be based.

 

Under pressure from foreign governments and donors, the interim Somali government plans to leave Kenya, where it was formed in December after two years of stop-start peace talks, and return to lawless Somalia.

 

MPs aligned to President Abdullahi Yusuf have said they want to temporarily relocate to the relatively calmer cities of Baidoa and Jowhar, until security is established in anarchic Mogadishu.

 

Others insist the government should return to Mogadishu, Somalia's single most dangerous place, which the transitional constitution stipulates must serve as the capital.

 

The members of parliament who landed on Sunday included former Mogadishu warlords Mohamed Qanyare Afrah, minister for national security and Muse Sudi Yalahow, minister for commerce.

 

However, Prime Minister Mohamed Ali Gedi told local media the MPs were returning for personal reasons, saying the government had yet to decide where it would relocate to.

 

"These are MPs who have no right to intervene in the activity of the cabinet," Gedi said from the Libyan capital Tripoli where he was visiting.

 

President Yusuf has asked African and Arab states to supply 7,500 troops to help disarm militiamen roaming Mogadishu since warlords overran the country in 1991, toppling military dictator Mohamed Siad Barre and ending central authority.

 

But a dispute about whether so-called frontline states bordering Somalia should contribute soldiers has caused further problems and delays to the planned African Union peacekeeping force.

 

Militant Islamists and influential warlords have vowed to attack troops from Kenya, Djibouti and longstanding rival Ethiopia, if they are deployed.

 

REUTERS

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Good progress though, nice to c faces smiling, if only Ina Yeey could do the same, I think Qanyare will pres on Yeey to come to xamar since they came together and agreed on many issues.

 

 

one thing I like about Dayniile.com is the quick pictures they provide, they are ahead of other websites in that position.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Xubno ka tirsan labada gole uuna hor kacayay wasiirka Hidaha iyo dhaqanka oo galabta goor dambe soo gaaray Muqdisho

Xubno ka tirsan labada gole kana kooban 24 xubnood uuna hor kacayay wasiirka Hidaha iyo dhaqanka dowladda federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa galabta goor dambe soo gaaray magaalada Muqdisho, waxayna ahaayeen wefdigii 3-aad ee maanta Muqdisho yimaada iyagoo ka soo degay garoonka No.50 ee gobolka Sh/hoose.

Xubnaha la socday wasiirka ayaa waxaa ka mid ahaa xildhibaanada kala ah Caasha Axmed Cabdalla, Cabdi Cabdulle Siciid Jinni boqor, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), Saleebaan Colaad Rooble Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf-dheeg),C/casiis Ibraahim Cusmaan, Muuse Nuur Amiin, sheeq nuur cali aadan ,cumar islaaw maxamed wuxuuna imaatinkoodu la xiriiraa xog ogaal u noqoshada Xaalada Muqdisho iyo sidii loo dhiiri gelin lahaa nabadeynta Muqdisho.

Xubnahan labada gole ayaa isugu jira kuwo horay u yimid muqdisho iyo kuwo ay hada ugu horeyso tan iyo intii la dhisay dowlada federaalka.

jini2.gif

Jini.gif

jini1.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jumatatu   

Originally posted by Bishaaro:

Maxaa waaye dadkaan Politicianka ah oo plastic bag-ga ku safraayo!!!!! Dadkaan waa na ceebeeyeen.

loooooooooooooooooooooooooooooooool

 

Could it be Bisharo the bags are from the Duty Free shop on Airport No:50..

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this