Sign in to follow this  
Xargaga

Kacdoonka shacabka Brewing In Burco:Somaliland

Recommended Posts

Xargaga   

Mudaharaad Lagu Gubay Jaraa'idka Haatuf Magaalada Burco

Somaliland.Org — Burao, Somaliland — 13 October, 2006

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Waxaa maanta ka dhacay magaalaada Burco Banaanbax lagaga soo hor jeedo Wargeyska Haatuf Banaabaxaasoo ka dhacay wadooyinka waa weyn ee Magaalada Burco waxaana Halkaas lagu gubay Wargeyska Haatuf , mid ka mid ah Gubitaanka Wargeyska waxaa uu udhacay sidan waxaa la soo ururiyey Qaybo badan oo ah Jaraa,iidka Haatuf oo gaadhaya dhawr boqol oo xabadood waxaana ku jireena Cartoon waxaana loo qaybiyey dadweynihii ka soo qayb galay Gubitaanka Wargeyska Haatuf .banaabaxan Wargeyska Haatuf lagu gubay waxaa soo qaban qaabiyey koox ka mid ah Culimada Burco waxayna ku sababeeyeen arimo ay ka mid yihiin Wargeyska Haatuf oo Gobalka Togdheer Warar Been ah oo aan Sal yo Raad toona lahayn. Ka baahiyey Gobalka iyaga oo markaanu wax ka waydiinay no shegay in wargeyska haatuf uu baahiyay warar ay ka mid yihiin

 

In ay meel u dhaxaysa Burco iyo yiroowe ku tababaranayeen koox culimaa u diina oo ka mida culimada gobolka Togdheer sida y sheegeen wargeyska haatufna uu baahiyay.

In wafti uu hogaaminaayo sheekh Cali warsame u anbaxaxeen magaalada xamar iyago sheegay in sheekh Cali u utagay xamar arimo shikhsi ah.

In sheekh kamida culimada magaalada Burco oo la yidhaahdo sheekh Aadan Axmed Caare uu ka mid ahaa wafti dhawaan u anbabaxay magaalada jabuuti oo ahaa waftiga madaxda maxaakimta ninkaasina uu ka mid ahaa wargeyska haatufna uu qoray in uu ka mid aha wafdiga maxkmada jabuutina u kaga hadhay sida ay sheegeen sheekh aadan uu ka mid ahaa gudida jaamacada Burco ee oo ku maqnaa wadanka suudaan

Gubitaanka ka dib waxa saxaafada la hadlay mid kmida culimadii gubtay warygeysak oo uga waramay sababta ay u gubeen wargeyska Maxaxa Banan ee haatuf afhayenki u hadlaayay kooxda wargeyska gubtay oo la yidhadho Bashiir C/laahi Taagane ayaa saxaafada uga waramay sababaha ay ku gubeen.

 

S: Maxaa idinku kalifay Gubitaanka Jaraa,idka?

 

J: Waxaa nagu kalifay wargeyskaa oo Burco ka qora warar aan xaqiiqda ka fog

 

S: Waa imisa Copy ayaad Soo uruuriseen yaana kaala Qayb qaatay Soo uruurintaas?

 

J: Waxaanu maanta gubnay 1230 copy waxaana igala qayb qaatay dhamaan dadweynaha gobalka Togdheer ee ka xun Wargayska Haatuf wararkiisa been

 

abuurka ah.

 

S: Maxaad doonaysaan in uu Qoro Wargeysku?

 

J: Wargeysku wuxuu wax ka sheegaa Madaxda Gobalka iyo Culimada iyo Dhamaan wixii wax yeelaya Mushtamaca Reer Togdheer

 

S: Sababta Jaraa,idka loo Gubay ma waxaa kalifay Culimada ayuu wax ka sheegaa saw ma,aha?

 

J: Mayaa bulshada Togdheer ayuu wax ka sheegaa war aan sugnayn.

 

Gebagebadii Gubitaaka Wargeyska Waxaa Goobta waxaa yimid Ja,raaidka Taliyaha Qaybta Bilayska Gobalka Togdheer iyo Taliyaha Saldhiga Dhexe oo u sheegay dadweynihii Goobta joogay in aan la samayn wixii nabad gelyada wax u dhimaya.

 

Isla gobtaas waxa aanu wax ka waydinay isna Wakilka wargeyska Haatuf ee Burco Axmed Aaan Yuusuf wakiilku waa uu ka gaabsaday laakiin waxa u si kooban u yidhi arintani waa mid aan loo baahnayn Hadii ay jirto cid khalad tirsanaysaa waxay ahayd in ay marto wadada sharcigaa, sidaa daraadeed waxay u taalaa arintani Haayada sharciga qaabilsan

 

Wariyaha Gobalka Togdheer Somailnad.org

Jaamac Xuseen Yalaxle

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

Sheekh ka mida culimada Togdheer, oo magaciisa ka gaabsaday, ayaa ku gooddiyey inay abaabuli doonaan weeraro ka dhan ah taliska Tigre-ga, waayo buu yidhi, ma daawan doonno in Ethiopia siday doonto ka yeesho dad islaamku na walaaleeyey oo aan dhaxal iyo dhalashaba wadaagno

 

 

Nin walaalki doorsaday Ilaah derejedeyn waaye (1)

 

Taageerayaasha MMI ee Somaliland oo u diyaar garoobaya weerar ka dhan ah ilaha muhimka ah ee Ethiopia.

 

 

Taliska xaaraanta ah ee Tigre-ga oo kaashanaya Soomaali-Xabashi diin iyo dadnimoba saddexdii dalaaqood ku furay ayaa la filayaa inuu weerar lixaadleh ku soo qaado ugu yaraan 6 gobol oo ay Maxaakiimta Islaamku ka taliyaan.

 

 

Sheekh ka mida culimada Togdheer oo magaciisa qariyey ayaa ku gooddiyey inay abaabuli doonaan weeraro ka dhan ah taliska Tigre-ga, waayo buu yidhi, ma daawan doonno in Ethiopia siday doonto ka yeesho dad islaamku na walaaleeyey oo aan dhaxal iyo dhalashaba wadaagno. Sheekhu wuxuu kaloo yidhi "Waxba la hadhi mayno haddii la weeraro goobaha ay ka taliyaan Islaamiyiinta Somalia, dabka xabashidu shiddaana aakhirka iyaga uunbuu gubayaa"

 

 

Hadalkan ayaa ka danbeeyey ka dib markii la helay sir culus oo ay Xabashida iyo kabaleedkoodu ku doonayaan inay ku wiiqaan maxkamada Islaamiga ah.

 

 

Tigre-ga ayaa sida la sheegay diyaariyey ciidamo gaadhaya 50,000 oo ka hawlgalaya gobollada dhexe, Ex-Benadir iyo Jubbooyinka. Dhanka kale, MMI ayaa ciidamadooda oo ku sugan koonfurta Somalia oo dhan heegan xoogleh gelisay. Ciidamada Maxaakiimta oo gaadhaya 20,000 oo ay ka mid yihiin 6,000 oo Ciidamada aadka u tababaran ee shabaabka, ayaa sidoo kale diyaarinaya qorshe ay uga takhalusaan dawlad ku-sheegta Xabashida caabudda ee Baydhaba oo haddii ay xabbadi qaraxdo ay udbaha u siibi doonaan, idamka Ilaahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

Somaliland: Local Clerics Demand to Apply Islamic Sharia

 

HARGEISA, 10 Oct. 2006--In a development that duplicates the rise of Islamic Courts in Mogadishu, a group of local clerics have urged the Somaliland government to apply the Islamic Sharia without any further delay and stop promoting the country as a secular state.

 

In two separate but similar statements signed by 43 clerics, 13 from the capital Hargeisa and 30 from the second largest city Buroa, the clerics demanded the government to withdraw a statement by the Foreign Minister in which he stated that Somaliland followed a secular constitution.

 

“We demand the government to give an official apology about the Foreign Minister’s statement to the BBC in which he said that Somaliland followed a secular, or irreligious, constitution,†said the statement issued in Buroa.

 

It also demanded that the country’s judiciary should be an independent body based on Islamic Sharia and all laws that contradicted the Sharia should be revoked.

 

The Buroa statement also warned the media against spreading anti-Islamic propaganda. The Hargeisa clerics also called upon the government and the public to refrain from lampooning the devoted faithful who wore Islamic signs such long beards and women’s veil.

 

Somaliland Islamist sympathizers have become bold since the UIC militias have taken over swathes of land in the South. Sheikh Ali Warsame, one of the most influential clerics in Buora and former head of the Al Ittihad Al Islami, has recently left for Mogadishu, raising a lot of suspicion about his objectives.

 

Warsame, who is the brother-in-law of Sheikh Hassan Dahir Aweys, the strongman of the UIC, might be the familiar religious figure from Somaliland to join the UIC

On Somalia Islamic Courts

 

The Hargeisa clerics hailed the Union of Islamic Courts (UIC) for their positive achievements and for applying the Islamic Sharia, but warned them against any attempts to destabilize Somaliland.

“We praise the Islamic Courts in Somalia for their good achievements such restoring peace and their call for the application of the Sharia but we warn them against interfering in the internal affairs of Somaliland and disturbing its long preserved peace and stability,†they said.

Detained clerics

 

Both statements also urged the Somaliland government to release detained clerics and to form an independent committee to investigate torture allegations against them.

This was in reference to a recent video footage that showed a man claimed to be Mohammed Sheikh Ismail, a cleric, being beaten by men with Somaliland police uniform.

The Somaliland government dismissed the video as fake but admitted that the cleric was waiting for trial for being involved in explosives found in Hargeisa during the parliamentary elections in September 2005.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this