Sign in to follow this  
ANWAR

Xaflad xariga looga jarayey jaamacad cusub oo uu ka qeyb galey madaxwenaha Galmudug

Recommended Posts

ANWAR   

caalin.jpg

 

GALKACYO-Xaflad si weyn loo soo agaasimey oo xariga looga jarayey jaamacadda Embssy University ee magaalada Galkacyo ayaa maanta lagu qabtey gudaha jaamacaadsi.

 

Xafladan oo ay ka soo qeyb galeen Madaxweynaha Galmudug, wasiiro prof, macalimiin iyo ardeyda kala duwan ee galmudug, ayaa waxaa xariga ka jarey madaxweyana maamulka Gal-mudug State Axmed Maxed Caalin oo ka hadley muhiimadda ay leedahay waxbarashada heerarkeeda kala duwan, isaga oo sheegay inay Farxad u tahay in gal-mudug ay yeelato ajaamacado badan.

 

Madaxa jaamacadda Galkacyo University prof shirwac oo isna halkaasi ka hadley ayaa sheegey in dadka reer Gal-mudug ay sidan oo kale u dhiirigeliyaan kor u qaadida aqoonta, taasina ay u muuqato mid lagu faani karo,

 

Ugu danbeytii waxaa halkaasi ka hadley madaxa Jaamacadda Mudug University Xuseen Salaad Wehliye oo isna ka sheekeeyay mar xaladaha kala duwan ee ay waxbarashada gal-mudug soo martey isaga oo alle ugu mahad celiyey in maanta ay yeesheen jaamacado kala duwan oo kor u qaada aqoonta dhalinta reer Gal-mudug, waxaana uu ka codsadey dhamaaan dadka Galmudug ee jooga gudaha iyo dibadda inay gacan ka geystaan dadaalka loogu jiro kobcinta aqoonta ee heer jaamacadeed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this