Sign in to follow this  
Xudeedi

Deputy Sports Minister Opens a Junior's League Tournament in Haylaan Region

Recommended Posts

Xudeedi   

Wasiir ku-Xigeenka ciyaaraha Puntland Siciid Daahir Qodax oo markii u Horeysey Xariga Kajaray Ciyaar xiisabadan oo Galabta gelinkii Dame Dhexmartay G/Hayland iyo Sanaag.

 

Wasiir ku-Xigeenka Wasaarada ciyaaraha iyo dhalinyarada ee Puntland Siciid Daahir qodax ayaa Waxaa Maanta xariga ka jaray Ciyaar aad u xiisabadan oo dhexmartay Degmooyinka gobolada Sanaag iyo Haylaan kooxahooda juniorka ah oo ka dhacday Garoonka kubada cagta ee Magaalada dhahar ee Gobolka Hayland Ciyaartaasi oo ku soo dhamaatay 0-0 Sidaasi daraadeedna ay guushu ku raacday Naadiga Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag.

 

Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha iyo shaqada iyo shaqaalaha ayaa arrintani u noqotay Fursad dahabi ah oo ugu faaidaystay Furitaanka ciyaaraha Gobolada Sanaag iyo Hayland oo ciyaartani ay ahayd Mid aad xiisabadnayn isla markaasina xiisa gelisay dadwaynihii kala tageerayey dhinacyada kooxahan ee Garoonka Magaalada dhahar kuwada ciyaarayey Galabta.

 

 

Siciid Daahir Qodax oo ah Masuul siwayn isugu Howla arrimaha Sbortiska iyo Harukaca dalka ayaa khudbad uu ka soo horjeediyey Naadiyada Maanta wada cayaarayey waxaa uu ku booriyey Dhalinyarada inaysan marna ka daalin dedaalka iyo Herdanka ciyaaraha gobolada.

 

 

Sidoo kale Ciyaartan galabta ayaa waxaa goob Joog ka ahaa Gudoomiyaha kubada cagta ee Gobolka Bari Mustafe Majacase,Gudoomiyaha Gobolka,Hayland Mr Lacagdoon iyo waxgarad kale oo ku sugnaa garoonka kubada cagta Magaalada Dhahar.

 

 

Somali Public Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its funny the maakhrians hold the minister of sports position in the republic of Somaliland and in the pirate state they hold the deputy sports minister :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its funny the maakhrians hold the minister of sports position in the republic of Somaliland and in the pirate state they hold the deputy sports minister , talk about insignificant politically :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Adeer Haylaan Region alone in Puntland Holds;

 

Wasiirka Xanaanada iyo xoolaah:

 

Wasiikuxigeenka Amniga:

 

Wasiir Kuxigeenka Sportiga:

 

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada:

 

Let alone Makhiri's,

 

Puntland is home

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Sanaag Region holds:

 

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowlada Hoose:

 

Wasiir kuxigeenka Maaliyada:

 

Wasiir Kuxigeenka Dekadaha:

 

Wasiiru Dowlaha Amniga:

 

Etc

Share this post


Link to post
Share on other sites

Loools I don’t know whether to laugh or to cry 97% of what you said maakhiris are kuxigeen, excluding rat teeth, and we are talking about the pirate state a clan fiefdom , well atleast your not a deputy taxi driver

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Total Cabinet Members are 28.

 

8 regions in the state Xaaji.

 

cut the crap saaxib. I don't ask you for your sub-clan, and Makhiri's are under the H umbrella.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this